Mohamed Bin ali

Mohamed Bin ali

Share

islaamic

Photos from Mohamed Bin ali's post 15/02/2025

Waxaan ugu horreyn u mahadcelinayaa Allah SWT oo fursad ii siiyay inaan adeegsado barnaamijkan barakeysan ee Application ka Qur’aan Tabsera.
Mahadsanidiin dhammaan intii dadaalka iyo maalba gelisay barnaamijkan, Qur’aan Tabsera. aniga Nolosheyda waxaad ku hagteen Qur'aanka.
waxaana ilaah ka baryayaa inuu idiin barakeeyo cilmigiinna, dadaalkiinna iyo camalkiinna suubban.
أســـأل الله أن يبارك لكم في حياتكم وينعم عليكم بالصحه والعافيه وأن يكتب لكم الخير ويوســـــع أرزاقكم ويجعل لكم في كل أمر يسر وفي كل رزق بركـــــة ويرزقكم نعيم الدنيا والاخــــرة..... ‏
Kala soo deg Play store-ka iyo App Store -kaba https://onelink.to/tabsera

06/08/2022

Wargelin Muhiim Ah ⚠️
macmiisheena sharafta leh waxan ku wergelinaynaa
hadii qof gaari iska wata uu ku yiraahdo waxaan ahey Rikaab in aadan iska aaminin adiga oo aan iska xaqiijin. Si aad u xaqiijiso Fadlan hubi xogta ku qoran message kuugu soo dhacayo telephone numberkaaga ama kala soo dag application-ka casriga ah ee Rikaab halkan: http://onelink.to/rikaab





*7000 #

14/07/2022

وَإِذْ صَرَفْنَا إِلَيْكَ نَفَرًا مِنَ الْجِنِّ يَسْتَمِعُونَ الْقُرْآنَ فَلَمَّا حَضَرُوهُ قَالُوا أَنْصِتُوا ۖ فَلَمَّا قُضِيَ وَلَّوْا إِلَىٰ قَوْمِهِمْ مُنْذِرِينَ

18/11/2021

adeega Rikaab ayaa sanadihii ugu dambeeyey noqdey
Shaqa abuurihii ugu baaxada weynaa'

14/10/2021

صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم

07/10/2021
07/10/2021

أصبحنا وأصبح الملك لله 💚💚💚

02/10/2021

Qiso cajiib ah

01/10/2021

يوم الجمعه 💚💚💚

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Warta Nabada
Mogadishu