Al-Abaadir ZONE k

Al-Abaadir ZONE k

Share

Ku soo dhobow waxbarasho tayeysan iyo hab-dhigis hufan
Madoyinka SCHOOL KA bixiyo waxa ka mid ah:
1. Af-English ka
2. Af-Carabiga
3. Af-somaaliga
4. Cafimad ka

Xisabta asasiga (primary ga) & sare (secondary ga)
5. 4ta mado Scientific ga
6. Computer ka
7. page kan waxad ka heleysa wax walbo oo ku saabsan Al abaadir zone-k

25/08/2026

Hello mate

Photos from Al-Abaadir ZONE k's post 24/08/2026

Waxaan u hambalyeyneynaa maamulaha Al-Abaadir ZONE k mudane Ibraahim kuulle oo dhammeeyey jaamacada heerka 2aad ee Masterka, kana dhammeeyey jaamacadda Asia e University ee ku taalla Malaysia taas oo xiriirinteeda ay lahayd Mogadishu University .

Guulo gaar marar badan haduu Rabbi idmo 🤲🤲🤲

23/08/2026

Ardeyda bilowga ah iyo isku deyga ku hadalka luqada.
Inad hadasho waxaa kaa xigto inad anaga noo timado ka dibna dhiiranan ku dartid

20/08/2026

Barnamij ka su’aalaha: Microphone ka school ka oo la dhexqaadney ardeyda…….
📚✏️✂️📏

18/08/2026

Waxbarashada waxaa la socda madadaalo togan oo nafta lugu nasiinayo..

15/08/2026

waxaa ka mid ahaa barnaamijka fox pop kaaso cod baahiyaha school ka lala dhexqaadey ardeyda si ay araktidooda ugu dhiibtan

09/08/2026


5 Arday ugu sareysa imtixaanka fasalka 8 aad ee iskuulka Al-abaadir primary and secondary school in zone-k

09/08/2026

Ka socata ardeyad, ku socota macalimiinteena sharafta badan..

07/08/2026

Qeybta gabdhaha….

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Zone Key
Mogadishu