13/05/2026
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
waa iskuul hoose dhexe iyo sare , hadafkiisana uu yahay soo saarista arday tayo aqoon leh.
13/05/2026
05/05/2026
Talaado 05/05/2026
Jadwalka imtixaanka kalka 2aad sanad dugsiyeedka 2025/2026 Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
12/04/2026
๐๐๐๐๐ TIIRANYO LEH
( ุฅููููุง ููููููู ููุฅููููุง ุฅููููููู ุฑูุงุฌูุนูููู)
โุฅู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐ ุ ููู ู
ุง ุฃุนุทู ุ ููู ุดูุก ุนูุฏู ุจุฃุฌู ู
ุณู
ู
Maamulka, macallimiinta , waalidiinta iyo ardayda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelka, qaraabada uu ka geeriyooday Adeer Cali Rooble Jimcaale oo ku geeriyooday magalada Muqdisho.
Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo, dembigiisana dhaafo, qabrigiisans u waasiciyo, samir iyo iimaanna ka siiyo dhammaan.
Sidoo kale, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska reer Cali Rooble Jimcaale, eheladii, qaraabadii gaar ahaan
Sheekh /wasir Cumar Cali Rooble oo ah dib u aas aasihii Dugsiga Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud .
Ustaad ismaciil Cali Rooble oo kamid ah Barayaasha dugsaga.
Alle ha u naxariisto, Aamiin.
22/03/2026
Ogaysiis: Dib uga Soo Noqoshada Fasaxa!!!.
Waxaa la ogeysiinayaa ardayda, macalimiinta iyo waalidiinta in dib looga soo laabanayo fasaxii 10-kii dambe ee bisha Ramadan iyo Ciidda. Waxbarashadu waxay si rasmi ah u bilaabanaysaa maalinta berito ah 23/03/2026, sidaa darteed dhammaan ardayda waxaa la farayaa inay waqtigooda ku soo xaadiraan dugsiga.
Waxaan rajaynaynaa fasax wanaagsan oo barako leh, soo dhowaada mar kale. ๐โจ๐
19/03/2026
CIID WANAAGSAN.
ูู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุงุนู
ุงู.
Maamulka guud ee Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud wuxuu hambalyo udireyaa
dhammaan Barayaasha dugsiga waalidiinta, Ardeyda iyo Hawlwadeennada kale , Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabadda Ciidul Fidriga.
Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan.
KUWADA CIIDA CAAFIMAAD.
.
14/03/2026
Waxaa si guul ah noogu soo dhamaaday imtixaan bileedkii 3 aad
12/03/2026
FASAXA 10KA DAMBE EE RAMADAAN IYO MAALMAHA CIIDDA.
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
20/02/2026
AFUR WANAAGSAN โจ๐
Maamulka, macallimiinta iyo ardayda
Dugsiga Hoose Dhexe & Sare Ee Janaraal Da'uud
waxay dhammaan Ummadda Soomaaliyeed u rajeynayaan
๐ Afur barako leh & Ramadaan Kariim ๐
Ilaahay ha inaga aqbalo soonka, salaadda iyo cibaadada,
hana ka dhigo bishan mid kheyr, nabad iyo barwaaqo inoogu dhammaata. ๐คฒ
Ramadan Kareem ๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu