Aqoonyahan Consulting

Aqoonyahan Consulting

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aqoonyahan Consulting, Campus Building, Wadada Maka Al-Mukramah Isgosyka Sayidka, kasoohorjeedka hotel Dayax, Mogadishu.

18/04/2023

نسأل الله أن يحفظ أهل السودان وأن يجنب أهله وسائر بلاد المسلمين الفتن ما ظهر منها وما بطن

Aqoonyahan Consulting 24/07/2021

Hambalyo! Waxaan ogaysiinaynaa ardayda Soomaaliyeed ee ka soo baxay jamacadda East Africa University in wazaaradda waxbarashada Turkigu aqoonsan jamacadda oo hadda kadib ardaydeedu Turkiga master iyo PHD ku diyaarin karaan.

HAMBALYO EAST AFRICA

Aqoonyahan Consulting Campus building

28/04/2021

Hambalyo! Waxaan ogaysiinaynaa ardayda Soomaaliyeed ee ka soo baxay jamacadda University of Somalia in wazaaradda waxbarashada Turkigu aqoonsan jamacadda oo hadda kadib ardaydeedu Turkiga master iyo PHD ku diyaarin karaan.

Fadlan gaarsii asxaabtaada kale si ay u ogaadaan!

06/01/2021

2020 Applications for Türkiye Scholarships will begin soon!

🗓 Mark your calendars for 10th of January 2021

For more information on the scholarship program, visit http://turkiyescholarships.gov.tr and follow us to get updates on the approaching application timeline.

21/11/2020

Dowlada Somalia

FURSAD: DEEQ WAXBARASHO OO ITOOBIYA AH

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee dawladda Federalka waxay ku wargelinaysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee dhamaysatay Heerka kowaad ee Caafimaadka inay u hayso fursad Deeq Waxbarasho ee Heerka Labaad Dalka Itoobiya taqasuska Caafimaadka

TIRADA BOOSASKA: 25 arday

SHURUUDAHA:
1. Inuu haysto shahaadada Jaamacadeed kuliyada Caafimaadka kana tasdiiqsan Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda, lehna shuruudahan:
2. Inuu haysto baasaboor aan dhacsaneyn
3..Inuu haysto ugu yaraan labo warqad Recommendation Letter
4. Inuu soo soo gudbiyo 4 sawir oo teesare ah
5. Inuu ku hadli karo, fahmi karo, qorina karo Luuqadda English-ka, diyaarna u yahay inuu maro imtixaan
Ardaygii buuxin kara dhamaan shuruudaha aan kor ku soo sheegnay waa inuu keenaa documents-ka loo baahan yahay Xafiiska Xiriirka Caalamiga & Deeqaha Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee ku yaala Jamacadda Ummada ugu dambeyn Maalinta Arbacada oo ku beegan 04/12/2018, saacadda 10ka subaxnimo. Ardaygu waa inuu ka qayb galo imtixaanka tijaabada oo la qaadayo Maalinta Sabtida oo ku beegan 07-11/12/2020. Tirada loo baahan yahay oo xadidan awgeed waxa la tixgelinaynaa kuwa ugu horreeya ee soo gudbiya documents-ka oo dhamaystiran.
Wixii faah-faahin dheeraad ah kala soo xiriir
Tel:613061965

09/10/2020

BISHAARO! BISHAARO! BISHAARO!

Waxaan ardayda dugsiga sare dhammeysay ee waxbarashada heerka koowaad (bachelor degree) doonayso ugu bishaaraynaynaa inaan hayno jamacad Turki ah oo minxo (scholarship) ah. Jamacadda aan hayno waa jamacad dowlad ah mana loo baahna wax imtixaan ah, Kaliya shahaadada dugsiga sare ayaa lagu xarayn doonaa.

MAXAA KU JIRA MINXADA
1. Jiifka iyi cuntada
2. luuqadda Afturkiga sanadka koobaad
3. Visaha
4. soo-dhaweynta Turkiga iyi diiwaan gelinta
5. Buugaagta luuqadda afturkiga
6. Qaamuus afturki iyo Af-soomaali ah
7. iyo adeeg hufan oo hagar la'aan ah.

Ardayda loo baahan yahay waa cayiman tahay fadlan ka faa'iideyso inta aysan kaa xirmin. Xarayntu waxa ay ku egtahay dhammaadka bishaan.

Wixii fahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir:
📞 0615588168
Fadlan asxaabtaada gaarsii.

17/09/2020

Xasuusin.
Dhamaan ardayda rabta waxbarashada dalka turkey waxan xasuusineynaa in weli ay furantahay aqbalada jamacadaha turkey. hadii aad Rabto inaaa wax kabarato jamacadaha dalka turkeyga ka faideyso fursadaan.

Lasoo xariir.
0613843535, 601542

06/09/2020

Ogaysiis Muhiim ah

La soco Live mardhow Shaacinta Natiijada form 4ka 2020

03/07/2020

Wasaarada Waxbarashada XFS ayaa Shaacisay xilliyada la galayo Imtixaanaadka fasalada shahaadiga ah ee 8aad iyo 12aad.

Fasalada 8aad ee shahaadiga waxa ay geli doonaan imtixaanka Sabti 11 Luulyo 2020 halka fasalada 12aad ay iyaguna geli doonaan Sabti 18 Luulyo 2020.

10/06/2020

Manta oo tarikhdu tahay 10-june-2020 waxa bilabatay shaacinta natijada scholarship ka Turkey. Hadaa kamid tahay ardadi xaraysaty sanadkan ma heshay natiija ku farxad galisay.
2020

23/04/2020

Bahda aqoonyahan waxay u diraysaa dhammaan Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan dadka soomaaliyeed dhalashada bisha Ramadan.
مبارك عليكم الشهر رمضان
رمضان كريم. نتمنى لكم ولأحبائكم شهراً مباركاً

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Wadada Maka Al-Mukramah Isgosyka Sayidka, Kasoohorjeedka Hotel Dayax
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 17:00
18:00 - 19:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00