19/03/2026
๐ Ciid Wanaagsan ๐
Maamulka Jaamacadda Golden University waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fitriga
Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan.
ุชูููุจูููู ุงูููู ู
ููููุง ููู
ูููููู
19/02/2026
Afur Wanaagsan Dhamaan Umada Soomaaliyed Nabad Ku Afura
17/02/2026
Ramadaan Kariim , Jaamacadda Golden Waxay Hambalyo Iyo U Diraysaa Dhammaan Ardayda, Waalidiinta, Bahda Waxbarashada Iyo Bulshada , Munaasabadda Bilashada Bisha Ramadaan , Cibaadu Suuban Iyo Camal Wanaagsan Ramadaan Kariim
23/01/2026
JIMCO WANAAGSAN DHAMMAAN UMADA MUSLIMIINTA
Golden University
Golden University-Galgadud campus
Center for Distance Learning- Golden University
11/01/2026
Ka Qaybgal Seminar-ka โPre-serve training for Midwife Students to enhence knowledge about family planing that promote Maternal and child Healthโ
Jaamacada Golden iyo Somali Midwifery Association (SOMA) Waxa ay qaban doonan seminar maalinta Talaadada , kaas oo lagu baran doono xirfadaha Family planing ka โ xirfadan oo kor u qaadi doontaa aqoonta ardayda dhigata caafimaad ka iyo howlwadeena caafimaad ka .
Nagala soo xiriir:+252619991812
Ku Dhufo Links hoose si aad iskaga diwangaliso
https://wa.me/+252619991812
https://goldenuniversity.net
!