05/09/2024
Ma dooneysaa inaad si qoto dheer u fahanto saameynta abaaraha ee deegaankaaga? Somali GIS and Remote Sensing Techniques waxay kuu diyaarisay koorsa aad ku baraneyso qiimeynta iyo cabbirka abaaraha adigoo adeegsanaya sawirrada dayax-gacmeedka iyo farsamooyinka casriga ah.
Koorsadan waxaad ku baran doontaa xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad si sax ah ula socoto heerka abaarta, caafimaadka dhirta, iyo isbeddelada deegaanka, taasoo kaa caawin doonta inaad qaadato go'aanno waxtar leh oo lagu yareynayo saameynta abaaraha.
Baro maanta, badbaadi berrito!
Course
Mastering Geographic Information Systems with ArcGIS: From Beginner to Expert.
ORDER NOW
https://wa.link/3j1yz4
Or
https://wa.link/g4v5si
Connect with us on WhatsApp for instant updates!
https://chat.whatsapp.com/BV63T17UO1HEuaTJo5AJNV
Join our Telegram group to stay in the loop
https://t.me/somaligrst