09/01/2025
Jaamacadda Benadir, oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha Dibadda DFS, Xarunta Caalamiga ah ee Qaahira ee Xallinta Khilaafaadka, Nabad-ilaalinta iyo Dhismaha Nabadda (CCCPA), iyo Safaaradda Japan ee Qaahira, waxay kugu martiqaadaysaa aqoon-isweydaarsi ku saabsan: โPeace and Security in the Horn of Africa: State of Play and the Way Forward, Focusing on Somalia.โ
๐ Goobta: Xarunta Prof. Caddow, Jaamacadda Benadir
๐
Taariikhda: 13-ka Janaayo 2025
โฐ Saacadda: 12:00pm - 1:00pm
๐ป Ku soo biir: https://shorturl.at/vpupK
Fursad cajiib ah oo aad uga qayb qaadan karto wada-hadalka ku saabsan nabadda iyo amniga Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya. ๐กโจ