Balankeennu waa barasho insha Allah
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale, Jidka Caramadow/Calaag, Mogadishu.
Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale
مــد رســـــة الشيـــــخ موســى عغلـــــى الأســـاسيــــة والثـــانويـــــــة
Sheikh Muse Cigale Primary & Secondary School
Guulo badan insha Allah
20/08/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Maamulka, Macallimiinta iyo Waalidiinta Dugsiga Sh Muuse Cigalle Waxa ay Hambalyo u dirayaan ardayda fasalka 8aad ee Dugsiga oo maanta helay natiijadi ay ugu gudbayeen Dugsiga Sare taas oo ah xaqiijinta mid ka mid ah Hadafyadoodi ay sanado badan Hiigsanayeen, ayna Muddo Naawilayeen in ay Gaaraan.
Waxaa mahadsan maamulkii, macallimiintii iyo waalidiintii ku soo dadaalay oo Juhdi aad u badan ku soo bixiyay in Ay ardaydaan qiimaha badan halkaan Soo Gaaraan.
dhaaman waad wada Guuleysateen ee hambalyo.
Waxan kula dardaarmeynaa Ardayda in ay waxbarashadooda Halkaa ka sii wataan, Una sii dhabar Adaygaan Caqabadaha Soo Wajaha inta ay ku guda jiraan waajibkooda waxbarasho. waxaan u rajeyneynaa Guulo intaas ka badan inshaa allah.
Mar kale hambalyo 🙏
Guddomiye kuxigeenka Siyaasada Degmada Yaaqshid Sowda Mohamed Gaabow
Wankaaga mahadcelineyna sida quruxda badan ee aad noogala qeyb qadatay xafladi iyo damaashadki loo sameynayay maamulka, macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale
Runtii farxad iyo reereyn ayay noo ahayd innad nala joogto oo aad maalintaa nala dabaaldegto Waxana ku lenahay mahadsanid.
Hadal jeedinti Xildhibaankeena Hon-Liibaan Cali Xuubey uu ka jeediyay dabaaldegi iyo damaashadki ardayda, Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale.
Xildhibaane wankaaga mahadcelineynaa si quruxda badan ee aad noogala qeybqaadatay farxada iyo Dabaashadka lagu dhiira galinayay ardayda, Maamulka iyo macalimiinta qiimaha badan ee Schoolka Sh Muse .
Dabaaldega qeybta 5aad.
01/07/2025
01/07/2025
Haddii aan nahay Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo waalidiinta Iskuulka Sh Muuse Cigalle wali waxaa noo socda dabaaldegyadii.
Ardayda waxan u rajayneynaa guulo intaan ka badan insha allh.
Sawirada qaybta 4aad.
Maamulka Iskuulka Sh Muuse Cigalle
Ee degmada Ceelbaraf mudane Ismaaciil Cali Indhayare oo la dabaaldegaayo ardaydiisa ay waqtiga adag isla soo mareen.
Dhammaantiin guul ayaan idin rajayneynaa.
Dabaal dega qeybta 3aad.
01/07/2025
Haddii aan nahay Maamulka, macalimiinta, ardayda iyo waalidiinta Iskuulka Sh Muuse Cigalle wali waxaa noo socda dabaaldegyadii.
Ardayda waxan u rajayneynaa guulo intaan ka badan insha allh.
Sawirada qaybta 2aad.
30/06/2025
Mahadnaq.
Marka h**e waxa ay mahad oo dhan u sugnaatay allaah.
Marka xigta waxan u mahadcelineynaa Dhalinyarada Horuumarinta Robsuge oo nagu casuumay xaflad heerkeedu sareeyo, taas oo ay ugu tala galeen guubaabinta : ardayda, maamulka iyo macalimiinta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sheekh Muuse Cigale. ayna ugu hambalyaynayeen shaqadi adkeed ee ay soo qabteen.
Waxan idin leenahay waadku mahadsan tihiin sida quruxda badan ee aad farxada noola wadaagteen.
Waxaa kale oo mahadsan dhamaan madaxdii ka soo qeyb gashay oo ay ugu h**eyaan Xildhibaan Hon-Liibaan Cali Xuubey iyo Guddoomiye Sowda Mohamed Gabow, bahda saxaafada iyo bulshada rayidka ah.
Hanaga reebine sidoo kale mahadsanidiin: maamulka , macalimiinta iyo ardayda qiimaha badan ee soo maray marxalado adag iyo duruufo dhinacyo badan leh illaahayne uu naga soo gudbiyay alx.
Waxaana u rajeynaynaa guulo intaan ka badan iyo natiijo ay ku farxaan insha allh.
Sawirada qeybta 1aad.
آخر الجمعة في رمضان
"Waxbarashadu waa warshada soo saarta jiilal leh aqoon iyo akhlaaq suuban"
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jidka Caramadow/Calaag
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 20:00 |
| Tuesday | 07:00 - 20:00 |
| Wednesday | 07:00 - 18:00 |
| Thursday | 07:00 - 12:20 |
| Saturday | 07:00 - 20:00 |
| Sunday | 07:00 - 20:00 |