Ahmed Mohamed Hussein

Ahmed Mohamed Hussein Political Economics analysis ll Development and Humanitarian Professional ll University lecturer, Muslim-Sunni, Writer- Blogger.

Ahmed Zachy is Market researcher analyst who assess consumer preferences to help organizations decide how to shape, advertise, and market their products and services. Ahmed works for consulting firms that are hired on a contract basis. Others work directly for employers as part of a marketing team at consumer and product firms.

13/06/2026
13/06/2026

Integrity: The Foundation of Transformational Leadership in the Developing World.



13/06/2026

Integrity: The Foundation of Transformational Leadership in the Developing World

10/05/2026

Mogadishu maanta waa hadashay

BANAAN BAX.XAQ DASTUURI AH IYO CODKA SHACABKADibad-baxu waa hab nabdoon oo ay dadku ku muujiyaan cabashadooda, dareenkoo...
09/05/2026

BANAAN BAX.
XAQ DASTUURI AH IYO CODKA SHACABKA

Dibad-baxu waa hab nabdoon oo ay dadku ku muujiyaan cabashadooda, dareenkooda, ama taageerada ay u hayaan arrin gaar ah. Waa codka shacabka oo lagu raadinayo cadaalad, isbeddel, iyo ilaalinta xuquuqda.

Soomaalidu waxay leedahay taariikh dheer oo halgan iyo isu-soo-baxyo nabdoon ah โ€” laga soo bilaabo halgankii Daraawiishta ilaa bannaanbaxyadii SYL ee xornimada lagu doonayay.

Dastuurka Federaalka Soomaaliya wuxuu dammaanad qaadayaa:
1. Xorriyadda isu-imaatinka
2. Xorriyadda fikirka iyo hadalka
3. In dibad-baxu noqdo mid nabdoon oo aan hubaysnayn

Dibad-baxu waa awoodda shacabka, balse waa inuu noqdaa mid nabad ah, masuuliyad leh, lana ilaaliyo hantida guud iyo wadajirka bulshada.

๐ŸฆพXaqaaga si sharaf leh u difaac, codkaagana si nabad ah u muuji.

Loojoojin maayo waxaa ka danbaysay 10 ka May ma is arki karnaa Qaraabo? ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚
02/05/2026

Loojoojin maayo waxaa ka danbaysay 10 ka May ma is arki karnaa Qaraabo? ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

Somali Trade ShowAbdisatar ArabowMaxamed Barawaani
14/12/2022

Somali Trade Show
Abdisatar Arabow
Maxamed Barawaani

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Mohamed Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ahmed Mohamed Hussein:

Shortcuts

Share