Banadir Zone School

Banadir Zone School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Banadir Zone School, Education, Janaral Daud Road, Mogadishu.

Photos from Banadir Zone School's post 18/02/2026

Waxaa Galabta la ciyaaray finalka koobka dugsiga banadir zone yaaqshiid waxaana ciyaaray labo koox oo ka kala socday fasalada G12A iyo G11A waxaa ayna guushu raacday fasalka G12A oo ku badiyay gool ku laad kadib markii la mariwaayay G12A: 4 VS 2 G11A. Ugu danbeyn mamulka iyo madaxda kla duwan ee kasoo qeybgashay ayaa gudoonsiiyay ciyaartoyda bilado, Koob iyo abaal marino kale .

18/02/2026

Ramadaan Mubarak

Photos from Banadir Zone School's post 10/02/2026

Dugsiga Banadir Zone ayaa maanta si mug iyo miisaan leh uga qeybqaatay munaasabadda 10 sano guurada tartan aqooneedka Universal TV ay qabato sanad walbo.

Ku simaha gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa billad sharaf gudoonsiiyay maamulka dugsiga Banadir Zone.

Ugu danbeyn waxaa soo xiray wasiirka waxbarashada mudane Wasiir Faarax sheekh Cabdulqaadir.

Photos from Banadir Zone School's post 05/02/2026

Waxaa shalay oo Tariikhdu ahayd 04/02/2026 garoonka liido Stadium lagu soo xiray tartanka kubada cagta dugsiyada Banadir zone gaar ahaan Xarunta Banadir zone karaan 1 .
Tartanka ayaa ahaa mid aad u xiisa badan ayna ka soo qeyb galeen kooxo kala duwan oo schoolka ah .
Xiritaanka tartanka waxaa ka soo qeyb galay madax badan oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha mu'asasada Dugsiyada Banadir Zone Ustaad Ahmed Nor Dhaaley maamulka Dugsiga macalimiinta iyo madax kale .
Ciyaarta kamadambeysta ah ayaa dhexmartay labada Fasal ee kala ah F3A V F2A ugu dambeyn waxaa ay goal ku laad guushu ku raacday Fasalka F3A .


Photos from Banadir Zone School's post 22/01/2026

Waxaa wali si habsami leh uga socda garoonka liido Stadium tartanka kubadda cagta xarunta Banadir zone karaan 1 .
Waxaa Shalay oo Taariikhdu ku beegneed 21/01/2026 la ciyaaray laba kulan. Ciyaarta koobaad ayaa dhexmartay labada fasal ee kala ah F3A iyo F2B halka guushu raacday F3A .
Ciyaarta labaad ayaa dhexmartay fasalada kala ah F4A iyo f2A waxay guushu raacdag fasalka F2A .



Photos from Banadir Zone School's post 19/01/2026

Waxaa si habsamileh garoonka Liido Stadium uga socda Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Banadir Zone gaar ahaan Xarunta Shibis.
Waxaa galabta la ciyaaray labo kulan waxayna kusoo dhamaatay sidan:
F4A 3-5 F1B
F2A 2-7 F1A



Photos from Banadir Zone School's post 13/01/2026

Waxaa si habsamileh garoonka Busley Stadium ugasocda Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Banadir Zone gaar ahaan Dugsiyada Banadir Zone Shibis. Waxaa la ciyaaray labakulan waxayna kusoo dhamaatay sidan:
F1B 5-4 F2A
F4 3-2 8aad


Photos from Banadir Zone School's post 10/01/2026

Maanta oo tariikhdu tahay 10/01/2026 dhamaan Xarumamaha Dugsiga Banadir zone Waxaa ka bilaawday imtixaanka dhexe ( Midterm) sanad dugsiyeedka 2025-2026 . Muumulka, macalimiinta , iyo dhamaan howlwadeenada dugsiga waxaa ay ardayda u fariisatay imtixaan u rajeynayaan in ay guul ka gaaraan imtixaanka.



Photos from Banadir Zone School's post 07/01/2026

Waxaa wali si habsami leh uga socda garoonka liido Stadium tartanka kubadda cagta xarunta Banadir zone karaan 1 .
Waxaa Shalay oo Taariikhdu ku beegneed 06/01/2026 la ciyaaray laba kulan. Ciyaarta koobaad ayaa dhexmartay labada fasal ee kala ah F4A iyo F1B halka guushu raacday F4A .
Ciyaarta labaad ayaa dhexmartay fasalada kala ah F3A iyo G8A waxay guushu raacdag fasalka F3A .

Photos from Banadir Zone School's post 05/01/2026

Waxaa si habsami leh garoonka Busley Stadium uga socda Tartanka Kubadda Cagta Dugsiyada Banadir Zone gaar ahaan Xarunta dugsiga Banadir Zone Shibis.

Waxaa galabta la ciyaaray laba kulan waxayna kusoo dhamaatay sidaan:

Kulanka 1aad: F1A 6-2 8aad.
Kulanka 2aad: F1B 11-0 F3A.

Photos from Banadir Zone School's post 03/01/2026

Waxaa maantay oo ay tariikhdu tahay 03/01/2026 garoonka Busley stadium laga daahfuray tartan kubada cagta ah Kaas oo qeyb ka ah tartanka kubada cagta Dugsiyada Banadir zone gaar ahaan xarunta Banadir zone Shibis.
Daahfurka tartankaan waxaa ka soo qeyb galay madax kala duwan oo ay kamid yihiin .
Madaxa sportska midowga Dugsiyada Gobolka Banadir ustaad Maxamed Ciise.
Maxada waxbarashada Mu'asasada Dugsiyada Banadir ustaad Cabdullahi Maxamed Nur.
Maamulka Dugsiga Banadir Zone Kaaraan1 iyo Marti sharaf kale .
Tartanka ayaa waxaa la ciyaaray laba kulan.
Ciyaarta koobaad ayaa dhexmartay labada fasal ee kala ah F2A iyo F3A waxaa ayna ku idlaatay F2A 4-1F3A .
Halka ciyaarta labaad dhexmartay F4A iyo F1A waxayna ku dhamaatay F4A 7-0 F1A .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

About Us

If you decide to study in Somalia, you’ll find plenty of opportunities to explore different Schools, Models, sights and general adventures in this huge and diverse Country. A total of 18 Schools are featured in the QS Somalia Secondary and Primary Schools Rankings® 2018, with the majority (nine) of these found in Mogadishu. The outstanding academic programs and the exceptional student experience we proffer have aided us to receive the highest accolade of all; Banadir Zone is ranked as the No.1 school in Mogadishu – Banadir Region.

Location

Telephone

Address


Janaral Daud Road
Mogadishu
01016