18/02/2026
Waxaa Galabta la ciyaaray finalka koobka dugsiga banadir zone yaaqshiid waxaana ciyaaray labo koox oo ka kala socday fasalada G12A iyo G11A waxaa ayna guushu raacday fasalka G12A oo ku badiyay gool ku laad kadib markii la mariwaayay G12A: 4 VS 2 G11A. Ugu danbeyn mamulka iyo madaxda kla duwan ee kasoo qeybgashay ayaa gudoonsiiyay ciyaartoyda bilado, Koob iyo abaal marino kale .