Moha Yasin Ali

Moha Yasin Ali

Share

qof walbo oo arday ah wuu ka faaideysan karaa pagekaan

04/02/2023
16/08/2022

Hooyada dhashay ๐—ž๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—ฑ oo ah Ardaygii galay Kaalinta 1aad ee imtixaanka shahaadiga ee dugsiyada sare ee dalka ayaa tiri" waxaan waxbarashada wiilkeyga BIL kasta ku bixin jiray $22.5 anigoo maqaayad yar ay ii shidantahayโ€!

HOOYOOYINKA SOOMAALIYEED WAXEY BUUXIYEEN BOOS WALBA OO RAGA SOOMAALIYEED LAGA RABAY EE RABBI ABAALKOODA JANO HAKA DHIGO !

Isha muqalka: Dalsan TV

20/07/2022

Motivational speaker ๐Ÿ”Š Mohamed omar

10/07/2022

Mawla Ya Salli Wa Sallim Daa'iman, Abadan โค๏ธ๐Ÿฅ€

Photos from Moha Yasin Ali's post 26/08/2020
24/07/2019

SHEEKO GAABAN.

Sadex nin baa waxay caadeysteen inay beer xadaan maalinwalba.

Ninkii beerta lahaa ayaa ogaaday in beerta lagurto Maalinwalba.

Maalintii dambe ayaa wuxuu lasoo kulmay tuugadii oo beerta ku dhexjirta,
Kolkaasu albaabka la fadhiistay qorigiisii.

Waxaa waxyar ka bacdi albaabkii ugu yimid sadexdii tuug oo intay beertii ka soo dhargeen midwaliba uu wax gacanta ku wato.

Ninkii beerta lahaa ayaa yiri waryaada beertayda tuugada dhamaysay waa idinka,

Maanta waan idin cafinayaa laakiin kol dambe ha soo noqonina.

Waxaana maanta idin ku xukumayaa in nin walba waxa uu gacanta ku haysto uu futada iska galiyo.

Ninkii ugu horeeyay basbaas buu watay durbadiiba intuu falay wixii lagu amray ayuu cagaha wax ka dayay.

Ninkii labaad waxa uu watay liin banbeelmo, kolkuu foorarsaday ayuu wuxuu ladhacay qosol ninkii beerta lahaa baa yaabay oo yiri war maxaad ku qoslaysaa,

Kolkaasuu ugu jawaabay anigoo layaaban liin banbeelmadaaan wato ayaan arkay saaxiibkay oo wata qare wayn.

Kii tuug ahaa nasiib daranaa waxaan lagu samaynba majiraan.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu