Somali Pen Primary & Secondary School

Somali Pen Primary & Secondary School

Share

WAX BARTA AAN BARWAAQO GAARNEE

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 24/02/2026

Cabdixafiid Nuur Maxamuud Barre waa Arday ka qalinjebiyay dugsiga Somali Pen sannad dugsiyeedkii 2020- 2021.

Xaqiiqdii intii uu dugsiga dhiganayay wuxuu ku suntanaa asluub iyo anshax wanaagsan; Tani oo laga dheehan karo mihnadiisa saxafinimo, sidaas darteed; waxaan cambaaraynaynaa xarigga lagula kacay!!!?.

Haddaba waxaan si Sharaf leh uga codsanaynaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasaan Sheekh Maxamuud, Raisalwasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane: Xamze Cabdi Barre iyo guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, mudane: Sheekh Aadan Madoobe in ay gacan ka geystaan sii deyntiisa si degdeg ah oo bilaa shuruud ah.

Fg: waxaan rajaynayaa in wariye Cabdixafiid Nuur Maxamuud Barre uu xorriyadiisa dib u helo. Rabbi idinkii.



Abdihafid Nur Mohamud Barre is a graduate of Somali Pen School in the 2020-2021 school year.

In fact, while he was in the school, he was characterized by good discipline; This can be demonstrable from his journalism career and skills, therefore; we strongly condemn his arrest!!!?.

Therefore, we respectfully request from the President of the Federal Republic of Somalia Dr. Hassan Sheikh Mohamud, the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, His Excellency: Hamze Abdi Barre and the Speaker of the Somali federal Parliament, His Excellency: Sheikh Adan Madoobe to help secure his immediate and unconditional release.

P.S: we hope that journalist Abdihafid Nur Mohamud Barre regains his freedom. If Allah says.

20/12/2025

Waalidiinta iyo ardayda dugsiga Somali Pen Primary & Secondary School waxaan ku wargelineynaa in dugsiga uu fasax yahay laga bilaabo beri oo taariikhdu tahay 21- disembar waxaana dib u soo laaban donaa haddii uu alle idmo 27-disembar, maalinta sabtiga ah inshallah, annaga oo fulineyno amarkii ka soo baxay WWHTS ee JFS.

By:

Ogeysiis
WasaaraddaWaxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay ku wargelineysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahwadaagta waxbarashada in la hakin doono howlaha waxbarashada ee Gobolka Banaadir inta u dhexeysa 21-ka Diseember ilaa 25-ka Diseembar 2025.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada oo ay ka mid yihiin dugsiyada, macaahidda iyo jaamacadaha.

Haddaba, Wasaaraddu waxa ay ka codsanaysaa masuuliyiinta goobaha waxbarashada ee loo asteeyey doorashooyinka in ay si habsami leh ula shaqeeyaan Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Maalmaha la hakiyey waxbarashada, waxaa gadaal looga dari doonaa kaltirsiga sannad-dugsiyeedka 2025-2026.

DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada.
Abdiaziz Wali
[email protected]

03/10/2025
03/10/2025

Xafladda Qalin Jebinta Dufcadda 16aad Ee Dugsiga Sare Iyo Ducdada 17aad Ee Dugsiga Dhexe Sannad Dugsiyeedka 2024-2025

Furitankaan Quraanka ee Xafladda Iyo Ustaadkeena ahna Kaaliyaha Madaxa Imtixaanaadka Dugsiga ustaad: Cabdi Xasan Ismaaciil (Masruur)

03/10/2025

Xafladda Qalin Jebinta Dufcadda 16aad ee Dugsiga Sare Iyo Dufcadda 17aad ee Dugsiga Dhexe Sannad Dugsiyeedka 2024-2025

Haddaladii Furitaanka Xafladda Iyo xiriiriye/Wariye: Duceysane

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 02/10/2025

Xafllada Qalin jebinta Dufcadda 16aad ee Dugsiga Sare iyo Dufcadda 17aad ee Dugsiga Dhexe

Sawirada hadiyaddaha qalin jebiyaasha la gudoonsiiyay oo ay ugu tala galeen waalidkooda iyo asxaabtooda.

Qeybta 3aad ee sawirada👇

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 02/10/2025

Xafladda Qalin Jebinta Dufcadda 16aad ee Dugsiga Sare iyo Dufcadda 17aad ee Dugsiga Dhexe .

Sawirada Hadiyaddaha qalin jebiyaasha la guddonsiiyay jebeyaasha ee ugu tala galeen waalidkooda iyo asxaabtooda.

Qeybta 2aad ee sawirada👇

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 26/09/2025

Xafladda Qalin jebinta Dufcadda 16aad ee dugsiga sare iyo dufcadda 17aad ee dugsiga dhexe.

Waxaa si heer sare u qabsaamay xafladda qalin jebinta Dufcadda 16aad ee dugsiga sare iyo dufcadda 17aad ee dugsiga dhexe taas oo ka dhacday hoolka PRIMO BALACE ee magaalada muqdisho waxaana ka soo qeyb galay masuul yiin ay ka mid yihiin
, .

,
,

Xubna ka socda qaar kamid ah jaamacadaha magaalada muqdisho,
Waalidiinta dugsiga somali pen iyo Qaar ka mid ah ardaydii horay dugsiga kaga qalin jebisay.

Xafallada oo hadallo kala duwan ka soo kala jeediyeen masuuliyiintii ka soo qeyb gashay waxa ay dardaaran iyo waano u gudbiyeen qalin jebiyaasha form 4 oo sannadkaan u bilaaban doono waxbarashada heerka jamacadeed.

Ugu dambeyn xafladda ayaa ku soo dhammatay jawi qurux badan.

Qeybta 1.aad ee sawirada xafladda.

24/09/2025

Waxaa goor dhaw oo caawa ah si nabad iyo farxad ku dheehan tahay noogu soo dhammaaday xaflladdii qalin jabinta aheyd ee dufcaddii ee dugsiga sare iyo sidoo kale dufcaddii ee dugsiga dhexe taas oo ka dhacday hoolka ee magaaladda muqdisho. Alxmdullah.

Goor dhow filo sawiradda iyo muuqaalada xafladda. Inshallah.

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 16/10/2024

Xafladda qalin jabinta dufcadda 15aad ee dugsiga sare iyo dufcadda 16aad ee dugsiga dhexe.

sannad dugsiyeedka 2023-2024

Sawirada Qeybta Labaad👇

Photos from Somali Pen Primary & Secondary School's post 14/10/2024

Xafladda qalin jabinta dufcadda 15aad ee dugsiga sare iyo dufcadda 16aad ee dugsiga dhexe.

sannad dugsiyeedka 2023-2024

Sawirada Qeybta kowaad👇

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Suuq-Liif
Mogadishu