Ogeysiis - Dhamaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiinayaa in Machadka barashada Xirafada ee Bidhan Professional Center (BPC) uu balaabi doono Koorsooyin cusub bisha February 2022
1. Diploma in Accounting
2. Diploma in IT
3. Diploma in HRM
4. Diploma in English Language and Literature
Dhamaan courses ku waxa ay ku baxayaan qaab online ah.
Waqtiga Daruustu waa Subax (08:00 - 10:30 AM), Galab (04:00-06:00 PM) iyo Habeen (08:00 PM - 10:00 PM).
Wixi Faahfaahin ah fadlan wac tel: 0613-871212
Bidhan Professional Center - BPC
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bidhan Professional Center - BPC, Education, Bar-ubax, near Hareed mosque, Mogadishu-Somalia, Mogadishu.
Bidhan Professional Center (BPC) Waa Madal Waxbarasho oo Online ah laguna barto culuumta kala duwan sida: Computer Science, Accounting, Business Studies, Finance, Economics and Math, and Languages.
02/03/2019
Bidhan professional center waa uu kasoo guuray xaruntii h**e wuxuu degay kaso horjeeda Masjidka xareed dhanka galbeed ama kala xiriir Tel 0616950077/600705
Maleedahay qaar kamid ah astaamahaan?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bar-ubax, Near Hareed Mosque, Mogadishu-Somalia
Mogadishu
252