Al-abaadir primary and secondary school in zone-k
waa page ka rasmiga ee machadka al abaadir
15/08/2026
Shaacista Natiijada Imtixaanka Qaranka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya, Mudane Faarax C/qaadir, ayaa goordhow gaaray goobta lagu shaacinayo natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare.
In ka badan 44,000 oo arday Soomaaliyeed ayaa si weyn u sugaya natiijada, iyagoo rajaynaya inay guul ka gaaraan imtixaanka oo ay u gudbaan marxaladda xigta ee waxbarashadooda.
Alle ha u fududeeyo, hana guuleeyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee dadaalka iyo duruufaha adag ku soo bartay. 🤲🇸🇴
14/08/2026
Alle ha idinku guuleysiiyo Natiijada imtixaanka fasalka f4
14/08/2026
GUUL AYAAN U RAJEYNEYNAA DHAMMAAN ARDEYDA FASALKA 4AAD EE DUGSIGA SARE OO BERI LOO MADALSAN YAHAY SHAACINTIISA .
NASIIB WACAN DHAMMAAN ARDEYDA F4
“Arday talo qaata, mustaqbal wanaagsan ayuu dhistaa.”
09/08/2026
5 Arday ugu sareysa imtixaanka fasalka 8 aad ee iskuulka Al-abaadir primary and secondary school in zone-k
ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH
DHAMAN ARADYDA FASALKA SIDAAD OO KUWADA GUDBAY IMTIXAANKA FASALKA 8 AAD EE DUGIGA DHEXE
09/08/2026
DHAMAAN ARADAYDA FASALKA 8 ªªd OO GUDUBTAY IMTIXAANKA FASALKA 8 AAD
Linkiga lagu baaro imtixaanka
https://banadir.exams.so/bogga_hore_list.php?page=list1
09/08/2026
Fahamka Darajooyinka Natiijada Imtixaanka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu