Al-Hudda primary and secondary school

Al-Hudda primary and secondary school

Share

We are here to educate somali teenagers.

12/10/2025

๐Ÿ๐Ÿ ๐Ž๐œ๐ญ๐จ๐›๐ž๐ซ โ€“ Maalinta Calanka Soomaaliyeed ๐ŸŽ‰

Maanta waa maalin taariikhi ah oo aan xusno calanka buluugga ah ee astaan u ah midnimada, sharafta, iyo karaamada shacabka Soomaaliyeed. ๐Ÿ’™โœจ
Maamulka guud ee iskuuladda ALHUDDA waxa uu Bogaadinayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isagoo ku boorinayo dhalinyarada in ay ilaaliyaan qiimaha iyo macnaha uu calanku xambaarsan yahay โ€” Wadaninimo, Midnimo, iyo Iftiinka Mustaqbalka. ๐ŸŒŸ

Calankeennu waa astaanta qarannimada iyo hal-abuurka Ummadda Soomaaliyeed! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ
Wixii faahfaahin dheeraad ah, fadlan la xiriir:
Madaxa Xiriirka Bulshada iyo Warbaahinta ee Alhudda school

Photos from Al-Hudda primary and secondary school's post 03/09/2025

DHALASHADA NABI MUXAMAD SCW

Maalinta Beri Oo kale, Sanad walba, waa Munaasabada dhalashada (๐— ๐—ผ๐˜„๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ) ๐—ก๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฒ๐—ป๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฆ๐—–๐—ช. oo ku beegan. ๐Ÿญ๐Ÿฎ-ka bisha ๐—ฅ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ๐˜‚๐—น ๐—”๐˜„๐˜„๐—ฎ๐—น ee ๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ (๐Ÿฎ๐Ÿฎ-๐—”๐—ฝ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—น. ๐Ÿฑ๐Ÿณ๐Ÿญ) Maalintan ayaa ah Munaasabadaha diiniga ah ee ugu Muhiimsan dunida Islaamka.

In nabiga la xuso dhalashadiisa,
la wayneeyo, sadaqo loo baxsado,
saliga loo badiyo ,
waa ajar iyo xasanaad aan la soo koobi karin
ee walaal aan sameyno inshallah.

Waa Hambalyada Maamulka Guud Ee Iskuulada AL-HUDDA Prof:Libaan Jeylaani Cusmaan ( Teacher Jii )
Oo Hambalyada Cawa U Diray Dhammaan Ummadda Muslimiinta Ah Meel Kasta Oo Ay Joogaaa

An ku salino xabiibkeyna Muxamad (NNKH)

ุงู„ู‡ู… ุตู„ู‰ ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุง ู…ุญู…ุฏ.

01/07/2025

Dhambaalka hambalyada 1da Luulyo ee Maamulaha Guud Ee Dugsiyada AL-HUDDA Prof: Liiban Jeylani Osman (Teacher Jii)

"Hambalyo 65 sano guurada ka soo wareegatay Xurnimadii Gobolada waqooyi Iyo Israacii 2dii Gobol Ee waqooyi iyo koonfur oo ku beegan 1da luulyo islamarkaana ah maalintii ay heeryada gumeysiga iska diideen Gobolada Waqooyiga iyo koonfur ee Soomaaliya kuwaas oo hormuud u ahaa hanashada madax-banaanida dalka Soomaaliya.

Waa maalin aad ugu wayn qof waliba oo Soomaali ah, xusuusineysana halgankii iyo naf-hurnimada loo soo maray xurriyadda maanta aan ku naalooneyno.

Mar kale hambalyo Ummada Soomaaliyeed munaasabadda 1da luulyo aawadeed iyo todobaadka xurriyadda Soomaaliya."

26/06/2025

Dhambaalka hambalyada 26ka june ee Maamulaha Guud Ee Dugsiyada AL-HUDDA Prof: Liiban Jeylani Osman (Teacher Jii)

"Hambalyo 65 sano guurada ka soo wareegatay maalintii ugu horeysay ee calanka Soomaaliya laga taago gayiga Soomaaliyeed oo ku beegan 26-ka Juun, islamarkaana ah maalintii ay heeryada gumeysiga iska diideen Gobolada Waqooyiga Soomaaliya kuwaas oo hormuud u ahaa hanashada madax-banaanida dalka Soomaaliya.

Waa maalin aad ugu wayn qof waliba oo Soomaali ah, xusuusineysana halgankii iyo naf-hurnimada loo soo maray xurriyadda maanta aan ku naalooneyno.

Mar kale hambalyo Ummada Soomaaliyeed munaasabadda 26-ka Juun aawadeed iyo todobaadka xurriyadda Soomaaliya."

05/06/2025

Bismillah.

Waxaan guud haan ummada Islaamka gaar ahaan ummada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa farxada Eidul,Adxa, waxaan Alla SWT ka baryayaa in uu dhammaanteena innaga aqbalo Acmaashii wanaagsaneyd ee aan soo gudannay.

Waxaan mahadcelin iyo bogaadin u dirayaa ummada Soomaaliyeed, iyaga iyo qosaskooda ayaan si gaar ah ugu hambalyeynaya munaasabada Eidul.Adxa.Awgeed.

Ugu dambeyn waxaan bulshada ugu baaqayaa in ay is caawiyaan oo il-gaar ah lagu fiiriyo dadka dantayar islamarkaana laga farxiyo maadaama munaasabada Eida ay tahay maalma farxad badan oo ku weyn tahay ummada Islaamka.

By Teacher Jii

28/04/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH
Waxaa Si Toos Ah Beri U Bilaabanaya Haduu ALLE idmo Daruustii Iyo Jadwalkii Tixanaha Ahaa Ee Iskuulka AL-HUDDA qeybihiisa Kala Duwan Waxaana Dhamaan Ardayda Lagu Wargelinayaa In Ay Beri Soo Xaadiraan Iskuulka Xarumihiisa Kala Duwan Insha'ALLAH

TACABKEENU WAA TAQWA ALLE IYO TACLIIN TAYO SARE LEH

25/04/2025

Wargelin Muhiim ah

24/04/2025

Qalbiga allaha U Qaboojiyo Ustaad Cumar Iyo Inta Kale Oo Ay Maamada Ka Geeriyootay Su'aashana ALLAHA ku Laqino
๐Ÿ˜ญHooyo Haddaad Weydo Waxaad Weysay Garabkaaga 1aad ๐Ÿ˜ญ
Allow Inta Hooyooyinkooda Geeriyoodeen U Naxariiso Inta U Noolna U xafid Insha'ALLAH

24/04/2025

ุงู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Waxaa Goordhaw Magaalada Muqdisho Ku Geeriyootay Allaha U Naxariistee Maama Faadumo Jeylaani Oo Aheyd Maamada Maamule Ku Xigeenka 1aad ee Iskuulka AL-HUDDA Ustaad Cumar Cabdi Maye Oo Maalmihii Dambe Xanuunsaneyd Waxaana Alle Ugu Baryeynaa In Uu Janadiisa Ku Abaal Mariyo Marti La Jecelyahayna Uu Ka Dhigo Waxaana Dhamaan Ehelka Asxaabta Iyo Guud Ahaan Qoyskii Ay Ka Geeriyootay La Qeybsaneynaa Tiiraanyada Waxaana Leenahay Sakaraadkii Alle Wuu Mootiyee Su'aasha Allaha Ku Laqino INSHA'ALLAH

05/04/2025
05/04/2025

Wariye Hadaaafow iyo oraahda xaflada Xarig jarka Xarunta Cusub Ee Iskuulka AL-HUDDA

Photos from Al-Hudda primary and secondary school's post 05/04/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Wadnaha Street Near Capital University
Mogadishu
SINAIJUNCTION

Opening Hours

Monday 06:50 - 12:00
Tuesday 06:50 - 12:00
Wednesday 06:50 - 12:00
Saturday 06:50 - 12:00
Sunday 06:50 - 12:00