Mama Naima Foundation

Mama Naima Foundation

Share

Mama Naima Foundation is a non profit organization based in Mogadishu-Somalia. The organization is c

Photos from Mama Naima Foundation's post 10/11/2021

Mama Naima Foundation Oo Manta Wacyi galin usameysay iskuulka Hoose dhexe iyo Sare Ee Al-Naafic kuyaala Degmadda Wadajir Ee Gobolka Banadir waxana soojeedinta usameeyey Gudoomiye Kuxigeenka Hay,adda Dr-Ibrahim Ali Aliyow Oo uga hadlayey isticmaalka wax yaabaha manka dooriya iyo Isticmaalka kiimikadda jirka lamariyo taaso looga faideynayey Ardada dhigata iskuulka si ayagana bulshadda ugaarsiiyan.

20/08/2020

hal dolar 1$ ad wllkaga dhiban ku cawiso
wa ku sadaqo

16/08/2020
13/08/2020

اسلام عليكم

walalay wiilkan yar wa yusuf cali nur o 11 jir ah
naafo ah wuxu ka codsanayaa walalaha muslimiinta ah in ay ku cawiyaan sidi u ku heli lahaa gargaar cafimaad waxa u ka dhashay family iska dan yar o durufta ay ku adag tahay abahiisa wa u geriyady hoyoadisana wa iska qof wen o hadan qudartas ka radisa nolal malmetka ma u awodo in ay wiilkeda daawo iyo isputal ba ay gayso daruufta diiday

schol iyo dugsi ma aadi karo xitaa hadu is dhibo o u tago ciyaalki ayaa turyaynayo ilen ma iska celin kare wlhi xaladisa aad ayay u adagtahy

waxan idinka codsana in aad ku cawisan wiilkan yar waxad ku dhantan

xita ducada wa sadaqo walal uso duceey
an iskugu naxariisano dhulka
sidi ilahy nogu naxaristo
🙏🏻🙏🏻🙏🏻

10/08/2020

waxan ku farxasnahy dhiira galinta iyo garb istaga dhanyarada somaliyeed

waxan u mahad celinayaa qof walbo igu taagero shaqadan bulahada u hayo

wan idinkaga mahad celinaa
garb istaga iyo sida aad i xushmaysen

qof walbo jcl in u shaqadan ila wadago
wan ku so dhawaynynaa
waxad manta dadkaga u qabata mudan in aad ku faraxdo

farxad dhabta ah waa in aad ka
farxisa wlalkaga dhibatysan
murugysan
cules saran yahay

markaas ayaad dareeme farxad 🙏🏻

06/08/2020

wa maamo la il daran xanun haya mudo o ay awodiwaysay in ay dhaqtar la wadaagto xaladeda darufo jiro awgeeda waxay ka codsanysa walalha muslimiinta in ay ku cawiyan waxay ku dhaaman

ogow wllkaga xita hada qalbiga uga duceyso wa u cawimad sidaa dartet wll wax walbo ad u a woodo ku caawi mahadsanid

03/08/2020

dunida lagu yahay walal waxad manta dhigata beri dheefsane wlal waxad ku dhanto ku caawi

02/08/2020

wlal waxan u taganhy cawinad umadena dhibateysan adigana nala wadaag

dunida lagu yahay walal
dadkane an u istagno si wada jir
an la qeebsano waxay ku jiran
an ka caawino waxn u awoodno

waxad nagala so xiriiri kartaa

tel 00252616004406
tel00252616917777

23/04/2020

Asc dhaman umadda meelkasto ay jogan waxan leyahay Ramadan Karem illahay hainaga dhigo bishii kheerkeda aan kafaideysanay waxan umadda soomaaliyed aan kacodsaneya in ay afuriyaan walalohooda tabakaysan waa fursad kafaideysi ubaahan

Photos from Mama Naima Foundation's post 14/11/2019

14November 2019 __________________________________________________waxa hay,adda Ugu boqolaal caruur ah isugu jirto Agooman iyo dad danyar ah kuwaso lagadoonsiyey Boogag iyo qalimaan kuwaso aan ugu tala galnay inay wax kubartan si Mustaqbal wanagsan uyeeshan waxana Mama Naima ugu dambeyn walidiinta Caruurta dhalay ku bogaadisey inay Caruurta kudhiri galiyan waxbarashadda Sidokale waxa dhiri galin Usameyey G/kuxigeenka Hay.adda Mama Naima Foundation Dr Ibrahim Ali Aliyow iyo Madaxda waxbarashadda Dr Abdullahi Abdukadir Ibrahim

Photos from Mama Naima Foundation's post 11/05/2019

Alxamdullilah waa maalinta 6aad oo inoo socdo afuriwalaalkaga


Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Mogadishu