Harun Al-Rashid Primary and Secondary School

Harun Al-Rashid Primary and Secondary School We promote responsibility, respect, civility and academic excellence, and sets clear standards of be

Waxaa  beri oo Taariiqdu  ku beegantahay 30/8/2025 sirasmi ah noogu furmidoono sanad dugsiyeedka 2025--2026.  Guul ayaan...
29/08/2025

Waxaa beri oo Taariiqdu ku beegantahay 30/8/2025 sirasmi ah noogu furmidoono sanad dugsiyeedka 2025--2026. Guul ayaan idiin rejeyneynaa dhamaan harun -Alrashid family.

Hambalyo markale dhamaan  bahda harun alrashid  family,  waa galabkalle iyo guul kale oo taariiqi ah,  waxaan u mahadcel...
11/03/2025

Hambalyo markale dhamaan bahda harun alrashid family, waa galabkalle iyo guul kale oo taariiqi ah, waxaan u mahadcellineynaa dhamaan macalimiintayna iyo ardaydayna oo bixiya dadaal heerkiisu sareeyo.
Hambalyo dhamaan qof walba oo sheegta magaca harun alrashiid.

03/03/2025

Tartan-ku Waa farxad, waa nabad, waa is-dhexgal iyo xushmad

Waxaa Maanta tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan ee Dugsiyada Dhaxe Idaacadda Siimba 95.0Mhz ku loolanay Dugsiga Haruun al Rashiid iyo Abqaal kuwaas oo soo bandhigay tartan xiiso badan.
Waxaan hambalyo leenahay Ardeydeena Oo Muujiyay Dadaal & Adkeysi Difaacdeena Su,aalaha Ee Xaqa u Lahayeen Ee Tiradooda Aheyd 5 Su aal Sidaasne Ee Ku Noqdeen Guuleystayaasha Tartanka Galabta ee Radio Siimba Ee Mogdisho
Waxa uuna Tartanka ku soo Idlaaday
Haruun Al Rashiid 10 -8 Abqaal .

Waxaana uga mahad celinaynaa Macalimiinta Soo Diyaariyay Ardeydeena Dadaal Badana Gilyeen Waxaa u rajeynaynaa Tartamada kale inee guulo Keeni Doonaan .

Taabuurka subaxnimo ee Dugsiga Harun Al Rashid
07/10/2024

Taabuurka subaxnimo ee Dugsiga Harun Al Rashid

02/10/2024

Ku soo dhawaada
Dugsiga Haruun Al Rashiid

Hoyga Aqoonta & Halbeegga Tacliinta.
Tilmaanteennu waa: Tarbiyo Toosan & Tacliin Tayeysan
Arday Tusaale ah & Bare Tilmaaman.

10/06/2024

Waxaan urejeyneynaa guud ahaan adeyda 8 ka ah guul gaar ahaan ardeydena sida gaarka ah dadaal iyo waqti badan an gilinnay

ارجوالكم النجا ح والتوفيق

12/03/2024

قال صلي الله عليه وسلم :تسحروا فإن في السحور بركة

Wargelin Muhiim ah.Maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo dhammaan ardayda dugsiga Harun Al Rashid waxa ay ka Tacsiyeyn...
16/02/2024

Wargelin Muhiim ah.

Maamulka, macalimiinta, waalidiinta iyo dhammaan ardayda dugsiga Harun Al Rashid waxa ay ka Tacsiyeynayaan Dilkii Argagaxa lahaa ee loo geystey Bare/Marxuum Cabdiraxman Maclow Abiikar oo ahaa mid ka mid ah barayaasha Dugsiga Mohamed Hirsi Nur Sidii. Sidoo kale Dugsigu waxa uu murugada la qeybsanayaa Dhamaan Ehelka marxuumka iyo Bahda waxbarashada.

Dugsigu waxa uu fasax yahay 3da maalin ee soo socota Sabti, Axad iyo isniin, Daraasaduna waxa ay dib inoogu bilaaban doontaa Talado 20-02-2024.

Waxaa Malintii 4aad Si Habsami Leh Xarunta Dhexe ee Dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ee Haruun al rashiid uga Socdo Imtixaan...
15/01/2024

Waxaa Malintii 4aad Si Habsami Leh Xarunta Dhexe ee Dugsiga Hoose/dhexe iyo sare ee Haruun al rashiid uga Socdo Imtixaanka dhexe (mid-term Exam) ee qeybta 1-aad Sanad Waxbarashadeedka 𝟐𝟎𝟐𝟑-𝟐𝟎𝟐𝟒.

Dhammaan Ardayda Waxaan u Rajeyneynaa Guul.

-term_Exam_2023_2024

Taaka dhulka iyo biyaha somaalliya kamid ah lama gor-gori karo beec warkiisaba daaye
11/01/2024

Taaka dhulka iyo biyaha somaalliya kamid ah lama gor-gori karo beec warkiisaba daaye

Wargelin Dhammaan bahda waxbarshada & waalidiinta iyo ardayda Waxaa inoo bilaaban doona imtixaanka teeramka ee sanad dug...
09/01/2024

Wargelin

Dhammaan bahda waxbarshada & waalidiinta iyo ardayda Waxaa inoo bilaaban doona imtixaanka teeramka ee sanad dugsiyeedka 2023-2024

Waxaan idinkugu duceyneynaa maamul & macallimiin iyo walidinba annagoo isku duuban

Guul iyo natiijo fiican

Address

Panarama Building, Sanca Junction
Mogadishu

Telephone

+252612374444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Harun Al-Rashid Primary and Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Harun Al-Rashid Primary and Secondary School:

Shortcuts

Share

Category