Abaal Primary & Secondary School - APSS

Abaal Primary & Secondary School - APSS Home of Quality Education

Laacibka ugu golasha badnaa tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS
10/05/2026

Laacibka ugu golasha badnaa tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS

09/05/2026

Qaar kamid ah hadalii kulankii k**a dameysta tartanka dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS oo dhacay malinti khamiista

Hambalyo laacib ugu wanagsan tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS
08/05/2026

Hambalyo laacib ugu wanagsan tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS

Tartankii kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS  oo shalay lasoo gaba gabeeyay kulanka k**a da...
08/05/2026

Tartankii kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS oo shalay lasoo gaba gabeeyay kulanka k**a dambeysta waxaa isugu imaaday
F4B vs F2B waxaana guleystay fasalka F4B oo noqday championka 2026
F4B 12 VS F2B 7

Mesha lakala maraayo golasha la dhaliyay tartanka dugsiga Abaal Primary & Secondary School - APSS
06/05/2026

Mesha lakala maraayo golasha la dhaliyay tartanka dugsiga Abaal Primary & Secondary School - APSS

06/05/2026
Kulamadii wareega 4 dhamaadka tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS Kulanka kowaad wu...
23/04/2026

Kulamadii wareega 4 dhamaadka tartanka kubadda cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS
Kulanka kowaad wuxu dhax maray
F4 abaal2 vs F2B waxayna guusha raacday
F2B oo ku badiyay 4:3 waxayna uso.gudbeen K**a dambeysta tartanka
Kulankii labaad waxa f**a is daray
F4B vs F2A waxayna guusha raacday
F4B oo ku badiyay 6:3 waxayna iska xaadiriyeen
K**a dambeysta tartanka

Kulamada maanta khamiis la ciyaari doono tartanka kubada cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS Wareega...
23/04/2026

Kulamada maanta khamiis la ciyaari doono tartanka kubada cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS
Wareega 4 dhamaadka
Kulanka kowaad
F2B vs F4Abaal2
Kulanka labaad
F4B VS F2A

Kulamadii shalay la ciyaaray tartanka kubada cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS  wareega 8aad dhama...
17/04/2026

Kulamadii shalay la ciyaaray tartanka kubada cagta dugsiyada Abaal Primary & Secondary School - APSS wareega 8aad dhamaadka
Kulanka kowaad waxa wada ciyaaray
F3 vs F2B. Waxayna guusha raacday F2B
Kulankii labaad waxuu dhaxmaray
F4Abaal2 vs form1b waxayna guusha raacday F4abaal2 waxaay labada fasalba uso gudbeen wareega 4 dhamaadka tartanka

Address

Heliwaa District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252619878618

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abaal Primary & Secondary School - APSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Abaal Primary & Secondary School - APSS:

Shortcuts

Share

Category