Mogadishu Primary and Secondary School
Waa hoyga waxbarashada dalka iyo horumarka jiilka cusub
21/11/2025
MAALINTA MACALLINKA SOOMAALIYEED WAA MAALIN XASUUS IYO XAQDHOWR MUDAN
21 NOVEMBER
SOO DHOWOOW MACALLIN ADIGOO SHARAF IYO AMAAN MUDAN
21/11/2025
HAMBALYO HAMBALYO
Waxaan u hambalyeynayaa macallinka soomaaliyeed oo maantu tahay maalintiisii loo asteeyay in loo dabaaldego
soo dhowoow macallin adigoo naga mudan qiimeyn iyo qadarin badan
30/09/2024
waxaan horudhac u nahay maalinta macallinka ee fooda inagu soo haayso
WARGELIN
dhammaan ardada fasalada 1aad ilaa 11aad marka laga reebo fasalka 8aad waxaa lagu wargelinayaa in imttixaanka naqliga ee snadkaan uu bilaaban doono maalinta sabtiga ah ee taariikhdu tahay 20\05\2023 hadaba la soco inta quseysa wargelintaan mahadsanid
ustaad Mukhtaar
16/02/2021
Waa booqashadii agaasimaha fulinta ee dallada FPENS mudane cabdirisaaq nadaara oo wehliya agaasimaha kormeerka ee dalada mudane Maxamed xasan SHAHIID uu ku yimid dugsiga mogadisho primary and secondary school 15.feb.2021
16/01/2021
Waa ardada iyo madaxda dugsiga MPSS
07/02/2016
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Nasiib Buundo
Mogadishu
00252