28/06/2026
๐ข OGEYSIIS. OGEYSIIS
Dhamaan ardayda dhigata Dugsiga ENG. Yarisow Primary & Secondary School, waxaa la ogeysiinayaa in natiijada imtixaanka la soo dhajin doono maalinta Sabtida ah, taariikhduna ku beegan tahay 18/07/2026, Insha'Allah.
Ardayda waxaa laga codsanayaa inay waqtigooda ilaaliyaan oo ay soo hubiyaan natiijadooda maalintaas.
Waxaan idiin rajaynaynaa guul iyo nasiib wacan.
Maamulka Dugsiga ENG. Yarisow Primary & Secondary School