14/08/2025
Flash back xasuuso h**e iyo iskuulka al hayat.
kusoo dhawaada machadka cusub ee Fosal wuxu idinku diyaar yahay xirfado, training, short courses, computer ka iyo luqada. coming soon.ππππ»
14/08/2025
Flash back xasuuso h**e iyo iskuulka al hayat.
03/08/2023
Kulankii labaad ee ciyaartoyda Al hayat ay dheeleen waxay guul kasoo gareen dhigooda iskuulka rayaan, al hayat 2-0 rayaan
waxayna sidaas ku noqdeen hogaamiyaasha group H.
Waxaan rajeeneenaa kulamada soo socdo inaa wada guuleysano insha allah.
Waxaan si gaar ah ugu mahad celineenaa jaamacada caalamiga ah ee Plasma University oo kaalin mug leh nakala qaadato kulan walba oo aan ciyaarno mahadsanidiin plasma university.
Al hayat family.
Guushii maanta iyo Farxadii ardayda, hamigiinu ha noqdo in koobka aad keentaan iskuulka insha allah. β½οΈπ₯π₯π
28/07/2023
Kulankeeni koowaad ee koobka iskuulaadka gobolka banadir.
Al hayat school 1-1 aflax school
Ciyaartoyda iskuulka Al hayat waxay soo bandhigeen kubad qurux bdn oo ay u qalmeen guul balse nasiibka diiday, insha allah kulamada kale iyo guulo.
27/07/2023
Al hayat school insha allah guusha waa dhankeena haduu rabi idmo.
26/07/2023
Iskuulka Al hayat barito wuxu dheelaya kulankii ka baaqday maalintii talaadada.
Al hayat school v.s aflah school
Day: khamiis
π koonis β²οΈ 3:15
Guul insha allah Al hayat family .
25/07/2023
Talaado 25/7/2023
Maamul ku xigeenka iskuulka Al hayat Mr. Mohamud Mohamed Derow, madaxa arimaha ardayda ustaad mohamed tuudhe iyo teamka iskuulka Al hayat ayaa booqasho iyo soo dhaweeyn diiran loogu sameeyay xarunta weyn ee jaamacada plasma, sidoo kale ardayda f4 ayaa wax badan kasoo kororsaday booqashadii maanta. Mahadsanidiin plasma university.
Isku diyaarinta kulanΔ·a talaadada ee koobka iskuulaadka gobolka banaadir ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha.
19/07/2023
Al hayat school π«
19/07/2023
Team Al hayat school π«
17/07/2023
Kulanka bari.
Garoonka calami stadiumπdegmada deynile
Al-hayat v.s shangole
Friendly match. 7:00 am
16/07/2023
Ustaad Derow iyo Ustaad Tuudhe.π€π