Al-Hayat primary and secondary school

Al-Hayat primary and secondary school kusoo dhawaada machadka cusub ee Fosal wuxu idinku diyaar yahay xirfado, training, short courses, computer ka iyo luqada. coming soon.๐Ÿ‘€๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ’ป

Flash back xasuuso h**e iyo iskuulka al hayat.
14/08/2025

Flash back xasuuso h**e iyo iskuulka al hayat.

Kulankii labaad ee ciyaartoyda Al hayat ay dheeleen waxay guul kasoo gareen dhigooda iskuulka rayaan, al hayat 2-0 rayaa...
03/08/2023

Kulankii labaad ee ciyaartoyda Al hayat ay dheeleen waxay guul kasoo gareen dhigooda iskuulka rayaan, al hayat 2-0 rayaan
waxayna sidaas ku noqdeen hogaamiyaasha group H.
Waxaan rajeeneenaa kulamada soo socdo inaa wada guuleysano insha allah.
Waxaan si gaar ah ugu mahad celineenaa jaamacada caalamiga ah ee Plasma University oo kaalin mug leh nakala qaadato kulan walba oo aan ciyaarno mahadsanidiin plasma university.

Al hayat family.

02/08/2023

Guushii maanta iyo Farxadii ardayda, hamigiinu ha noqdo in koobka aad keentaan iskuulka insha allah. โšฝ๏ธ๐Ÿฅ‡๐Ÿฅ‡๐Ÿ†

Kulankeeni koowaad ee koobka iskuulaadka gobolka banadir.Al hayat school 1-1 aflax school Ciyaartoyda iskuulka Al hayat ...
28/07/2023

Kulankeeni koowaad ee koobka iskuulaadka gobolka banadir.

Al hayat school 1-1 aflax school

Ciyaartoyda iskuulka Al hayat waxay soo bandhigeen kubad qurux bdn oo ay u qalmeen guul balse nasiibka diiday, insha allah kulamada kale iyo guulo.

Al hayat school insha allah guusha waa dhankeena haduu rabi idmo.
27/07/2023

Al hayat school insha allah guusha waa dhankeena haduu rabi idmo.

Iskuulka Al hayat barito wuxu dheelaya kulankii ka baaqday maalintii talaadada.Al hayat school v.s aflah school Day: kha...
26/07/2023

Iskuulka Al hayat barito wuxu dheelaya kulankii ka baaqday maalintii talaadada.

Al hayat school v.s aflah school

Day: khamiis

๐ŸŸ koonis โฒ๏ธ 3:15

Guul insha allah Al hayat family .

Talaado 25/7/2023Maamul ku xigeenka iskuulka Al hayat Mr. Mohamud Mohamed Derow, madaxa arimaha ardayda ustaad mohamed t...
25/07/2023

Talaado 25/7/2023

Maamul ku xigeenka iskuulka Al hayat Mr. Mohamud Mohamed Derow, madaxa arimaha ardayda ustaad mohamed tuudhe iyo teamka iskuulka Al hayat ayaa booqasho iyo soo dhaweeyn diiran loogu sameeyay xarunta weyn ee jaamacada plasma, sidoo kale ardayda f4 ayaa wax badan kasoo kororsaday booqashadii maanta. Mahadsanidiin plasma university.

23/07/2023

Isku diyaarinta kulanฤทa talaadada ee koobka iskuulaadka gobolka banaadir ee wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha.

Al hayat school ๐Ÿซ
19/07/2023

Al hayat school ๐Ÿซ

Team Al hayat school ๐Ÿซ
19/07/2023

Team Al hayat school ๐Ÿซ

Kulanka bari.Garoonka calami stadium๐ŸŸdegmada deynile Al-hayat v.s shangole Friendly match. 7:00 am
17/07/2023

Kulanka bari.
Garoonka calami stadium๐ŸŸdegmada deynile
Al-hayat v.s shangole
Friendly match. 7:00 am

Ustaad Derow iyo Ustaad Tuudhe.๐Ÿค๐Ÿ‘
16/07/2023

Ustaad Derow iyo Ustaad Tuudhe.๐Ÿค๐Ÿ‘

Address

Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Telephone

+252613904771

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hayat primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category