19/09/2025
إنالله وإناإليه راجعون
Maamulka iyo macalimiinta Dugsiga hoose dhexe iyo sare Al-Qalam waxay tacsi u dirayaan ehelka iyo qaraawa macalin mustaf Geeridii ku timid Alle ha u naxariistee macalin mustaf ibraahim xaashi karaama Oo waalidiinta iskuulka kamid ahaa.
Sawar iyo iimaan allaha inagawada siiyo, Aamiin.