Sacaadda Primary and Secondary School SPSS

Sacaadda Primary and Secondary School SPSS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sacaadda Primary and Secondary School SPSS, High School, Mogadishu.

CIID WANAAGSAN
20/03/2026

CIID WANAAGSAN

18/02/2026

RAMADAAN MUBAARAK!
Dhamaan Ardayda, waalidiinta, macalimiinta iyo maamulka schoolka iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed Waxaan ugu hambalyeynaynaa Curashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Ramadan Waa bishii Qur'aanka, cibaadada, is-cafinta iyo garab istaagga masaakiinta.
Kullu Caam Wa Antum Bikhayr.
Sacaadda Primary and Secondary School SPSS

12/02/2026

Ducada Allaha u aqbalo wiilkeena Mohamed Amin (Naxriis Jano Allaha siiyo) amin amin

10/02/2026
10/02/2026

Barito subax waa kulankii Ducadda wiilkeena Maxamed Amiin Allah yarxam. U duceeya insha Allah Horteena Allaha cafiyo amin amin

INAA LILAAHI WA INA ILEYHI RAAJICUUN ALLAH U NAXRIISTO WIILKEENA MAXAMED AMIIN DHAMAAN MAAMULKA, MACALIMIINTA IYO ARDAYD...
27/01/2026

INAA LILAAHI WA INA ILEYHI RAAJICUUN
ALLAH U NAXRIISTO WIILKEENA MAXAMED AMIIN
DHAMAAN MAAMULKA, MACALIMIINTA IYO ARDAYDA ISKUULKA Sacaadda Primary and Secondary School SPSS WAXAY TACSI TIIRAANYA LEH UDIRAYAAN DHAMAAN EHEL IYO QARAAWAD MARXUUM MAXAMED AMIIN OO KAMID AHAA ARDAY ISKUULKA SACAADDA WAXAANA ALLA UGU BARYAYNAA IN NAXRIIS JANO SIIYO AMIN AMIN.......

21/12/2025

HABRAACA XAKAMEYNTA MOBILE KA CASRIGA
26/11/2025

HABRAACA XAKAMEYNTA MOBILE KA CASRIGA

HAPPY TEACHERS DAY
21/11/2025

HAPPY TEACHERS DAY

HAMBALYO MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED
21/11/2025

HAMBALYO MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

00252619121212

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sacaadda Primary and Secondary School SPSS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sacaadda Primary and Secondary School SPSS:

Shortcuts

Share

Category