dhaqankii lugu yaqiin mahan dadka walaalaha
ah
ee daga galguud
dhaqanka iyo wax garadka iyo dhalin yarada
waxaan ugu baaqayaa in la ilaalsho daris nimada iyo walaal tinimada
dadka baraha. bulashada fidnada ka wado haka waan toobaan
insha allah
by ibraahin hassan olaad
National schools
connection students National schools of Mogadishu can be described as the best high school in mogadisho city in Banadir region.
Most of the students who graduated from the National school have acquired the opportunities to pursue university Degrees either inside or outside the country (Somalia). National primary and secondary school provides elementary/Intermediate and high education in Mogadishu(Somalia)
21/11/2021
Xarunta Kaaraan 1 ee dugsiga national waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay Maalinta Macallimka Soomaaliyeed oo ku beegan 21-ka November.
Hambalyo dhamaan Macallimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaan.
Ustaad Maxamad xaaji salaad Allaha unaxariisto.
Macalimkena..
22/07/2021
Hambalyada ardayda iyo mahadcelintooda.
22/07/2021
Waxaa mahad oo dhan u sugnaatay Allaah.
Dadaal dheer
Iyo juhdi fara badan dhamaan class F4
Ee dugsiga national wey ku wada gudbeen
Examkii dowlada
Waxaan farxad la qeebsaneynaa
Ardaydeena sharaf leh oo maanta ka gudba dugsiga sare
Una gudbay heer jamacad الحمد لله
03/06/2021
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa dhamaan ardayda soomaaliyeed ee maalintii shalay aheyd usoo idlaaday imtixaaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Waxaan leenahay hambalyo dadaalka halkaa kasii wada. Waxaan idiin rajeyneynaa guul insha allah.
I would love to take this opportunity to congratulate and encourage the Somali students who had finished their secondary school exams yesterday. I would like to say congratulations, keep the good work and I wish you success insha Allah.
03/06/2021
Hambalyo F4
22/04/2021
taariikhda ku asteysneed 23/4/2021
Waxaa soo gaba gababoobay tartankii kubada cagta oo isgu yimaadeen final class 3 iyo class 7
national qeybta galabtii
Wxaana halkaas ku awood sheegty class 3 oo rigoore ku qaaday 1 iyo 0
Halkaaas waxay guusha ku raacday fasalka 3aad oo noqdeen guulysta yaasha tartanka kubada cagfa ee snad dugsiyeed 2020_2021
Kuna guuleystay cupka
class three
tacliinta iyo bar baarinta ubadka
Ee Dugsiyada National
12/12/2020
Al-xamdu lilaah waxaa noo bilaawday imtixaankii mid-termka ah kaas oo an Ku qiymeyneyno heerka wax barashada ardeyda iskuulka NATIONAL PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL
Ardeyda Oo laga qaado imtixaan 3dii biloodba
mar........
HADAFKEENU WAA (WAX BARTA AAN BAR WAAQO GAARNE)-----------WAXBARASHADU WAA lama huraan.
Dhamaan bulshada soomaaliyeed waxaan ugu bishaareynaa in dugisga National schools uu bilaabay diyaarinta ardayda cusub maal mahan kala ah qamiis iyo jimco insha allah
Waxa barta aan barwaaqo gaarnee
Waxii codsi ah nagala soo xariiir
Nationalschool gmail.com
Tell. 0612107773
0615988372
0612107772
0615431711
Gmail Gmail is email that's intuitive, efficient, and useful. 15 GB of storage, less spam, and mobile access.
23/11/2020
National schools of Mogadishu can be described as the best high school in mogadisho city in Banadir region. Most of the students who graduated from the National school have acquired the opportunities to pursue university Degrees either inside or outside the country (Somalia). National primary and secondary school provides elementary/Intermediate and high education in Mogadishu(Somalia)
23/11/2020
National school
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Lafweyn Street
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:30 - 17:30 |
| Tuesday | 06:30 - 17:30 |
| Wednesday | 06:30 - 17:30 |
| Saturday | 06:30 - 17:30 |
| Sunday | 06:30 - 17:30 |