Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid.

Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid. Ku soo dhawaaw gacmo furan Dugsiga Hoose, Dhexe iyo sare ee Khaliif xatuntiisa 2aad. (Degmada Yaaqshid). MAHADSANID

Fadlan wixiii faah-faahin ah naga soo wac lambarka diiwanka Dugsiga. +252612239201.

02/01/2024
06/08/2023
06/08/2023
HAMBALYO HAMBALYO DHAMMAAN MACALLIMIINTA & ARDAYDA DIGSIYADA KHALIF FARACYADIISA KALA DUWAN.
05/08/2023

HAMBALYO HAMBALYO DHAMMAAN MACALLIMIINTA & ARDAYDA DIGSIYADA KHALIF FARACYADIISA KALA DUWAN.

Alx, Alle ayay mahad oo dhan u sugnaatay iyo Maamulkii ku soo dadaaalay ardayda ku guuleystay imtixaan kii qaranka ee Na...
05/08/2023

Alx, Alle ayay mahad oo dhan u sugnaatay iyo Maamulkii ku soo dadaaalay ardayda ku guuleystay imtixaan kii qaranka ee Natiijadiisa la shaaciyay ee F4.

Dugsigsiyada KHALIF waxaaa farxad & sharaf u ah in ardaydii ay soo wax bareen kuna soo dadaaleen Macallimiintii mudada sanadka eheyd ee 2022/2023 ay maanta ka gudbeen 2dii imtixaan ee kala ahaaa 8aad Gobolka Banadir & F4 ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare.

10000 jeeeer Macalin Mahadsanid abaalkaaga Alle ayaaa gudi kara.

EID MUBARAK
20/04/2023

EID MUBARAK

Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE KHALIIF xarumihiisa kala duwan waxa ay Hambalyo ku aadan CIID AL-FITRIGA u dirayaan waalidiinta, Ardayda iyo Dhammaan umada SOOMAALIYEED waxayna leeyihiin.
عيد سعيد، كل عام وأنتم بخير.

Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE KHALIIF  xarumihiisa kala duwan waxa ay Hambalyo ku ...
20/04/2023

Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta DUGSIGA HOOSE DHEXE IYO SARE EE KHALIIF xarumihiisa kala duwan waxa ay Hambalyo ku aadan CIID AL-FITRIGA u dirayaan waalidiinta, Ardayda iyo Dhammaan umada SOOMAALIYEED waxayna leeyihiin.
عيد سعيد، كل عام وأنتم بخير.

29/03/2023

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO.

HORAY U SOCDA INSHA'ALLAH ARDAYDEENA WAXAAN IDIIN RAJEYNAA GUULO KALE OO INTAAN KA BADAN INSHA'ALLAH.
Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid. , Khalif primary and secondary school & Dugsiga hoose dhexe iyo sare ee khaliif .

Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE KHALIF XARUMAHIISA KALA DUWAN.waxa ay hambalyo ku a...
22/03/2023

Dhammaan Maamulka iyo Macallimiinta DUGSIGA HOOSE, DHEXE IYO SARE EE KHALIF XARUMAHIISA KALA DUWAN.
waxa ay hambalyo ku aaadan bilashada Bisha RAMADAN la wadaagayaan Ummadda Muslimiinta ah gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin RAMADAN MUBARAK.

رمضان مبارك تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال
23/03/23. 1444H.

27/12/2022
MAAASHA'ALLAH HAMBALYO 2DA KOOX.
27/10/2022

MAAASHA'ALLAH HAMBALYO 2DA KOOX.

MAAMULKA QEYBTA 2AAAD EE Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid.  oo Wakiil ka ah MAAMULKA Qeybta 1aaad ee...
27/10/2022

MAAMULKA QEYBTA 2AAAD EE Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid. oo Wakiil ka ah MAAMULKA Qeybta 1aaad ee Khalif primary and secondary school IYO MAAMULKA Khalif Modern Teaching Academy Ustd Ali Mohamed Mohamud.
Waxa ay hambalyo ku aadan sanad guurada 2aaad ee M.D.G.B. u dirayaan MIDOWGA DUSIYADA GOBALKA BANAADIR.

Address

Yaaqshid District, Wadnaha-Street
Mogadishu

Telephone

+252612239201

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Khalif Primary and Secondary School. -Branch Yaqshid.:

Shortcuts

Share

Category