03/03/2026
✨ Asma’s Design ✨
Ma raadinaysaa dhar naqshad casri ah oo kuu gaar ah?
Asma’s Design waxay kuu diyaarineysaa:
👗 Dharka haweenka ee moodada cusub
🧵 Tolmo tayo sare leh
🎨 Naqshado gaar ah oo aad adigu dooranayso
Dalbo maanta si aad u hesho dhar qurux iyo kalsooni kuu kordhiya 💫
📩 Nala soo xiriir
📱+254 724 815757
Mombasa-Kenya