Jamhuriya School

Jamhuriya School Jamhuriya pPimary and Secondary School

Maamulka, Macallimiinta iyo ardayda dugsiga jamhuriya waxey hambalyo ku saabsan dhalashada bisha barakeysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง ...
18/02/2026

Maamulka, Macallimiinta iyo ardayda dugsiga jamhuriya waxey hambalyo ku saabsan dhalashada bisha barakeysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง u dirayaan dhammaan ummada muslimiinta ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed.


Shalay  oo taariikhda ku beegneyd 14/01/2026 waxaa si wannaagsan inoogu bilaawday imtixaanka dhexe (mid term) ee sanad d...
15/01/2026

Shalay oo taariikhda ku beegneyd 14/01/2026
waxaa si wannaagsan inoogu bilaawday imtixaanka dhexe (mid term) ee sanad dugsiyeedka 2025โ€“2026 Dhamaan ardayda dugsiga jamhuriya waxaa u rajeenaynaa guul iyo natiijo wannaagsan Dhamaantiina illaah ha idiin fududeeyo Imtixaanka





Guud ahaan bahda dugsiga jamhuriya waxey Hambalyo iyo bogaadin halkaan uga dirayaan Haboon Camshuur cali oo ka mid aheyd...
31/12/2025

Guud ahaan bahda dugsiga jamhuriya waxey Hambalyo iyo bogaadin halkaan uga dirayaan Haboon Camshuur cali oo ka mid aheyd ardaydii dadaalka badnaa ee ka aflaxay dugsiga jamhuriya
Maamulka sare ee Jaamacada Aden Adde oo ay dhigato ayaa gudoonsiiyay shahaado sharaf ay ku muteysatay farshaxankeeda iyadoo ah gabadh ku xeel dheer sawriada gacan ku sameyska
Haboon waxey leedahay hal abuur iyo hibo u gaar ah oo ay ugu adeegi karto bulshadeeda waana ku bogaadinaynaa iney dadaalka meeshaas kasii wado Waxaan u rajeenaynaa guul, horumar iyo mustaqbal ifaya



Muโ€™asaska, maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga jamhuriya waxey halkaan Hambalyo uga dirayaan qaar ka mid ...
24/12/2025

Muโ€™asaska, maamulka , macalimiinta iyo dhammaan bahda dugsiga jamhuriya waxey halkaan Hambalyo uga dirayaan qaar ka mid ah ardaydii h**e uga aflaxday dugsiga oo soo gabagabeeyay waxbarashada heerka 1aad ee Jaamacada kuwaas oo bartay kuliyado kala duwan.
Hambalyo iyo duco ayaa idiin soo direynaa dardaarinkii niila siiyay waqtigii aa dhameyseen dugsiga waad kasoo baxdeyn hadafki aa laheydeenna waad xaqiijiseen Hambalyo ayaana idiin leenahay halkaas kasii wada dadaalka kana qeyb qaata hormarinta bulshada soomaaliyeed



Maamulka dugsiga Jamhuriya School waxuu waalidiinta ku wargellinayaa in uu dugsiga fasax yahay laga bilaabo maanta oo ta...
21/12/2025

Maamulka dugsiga Jamhuriya School waxuu waalidiinta ku wargellinayaa in uu dugsiga fasax yahay laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 21 December 2025 ilaa 26 December 2025
Waxaana xiisadaha dib loo bilaabi doonnaa maalinta sabitiga 27 December 2025


Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 21 November loona asteeyay maalinta macalinka Soomaaliyeed sannadkii 1974 tii waxaa...
21/11/2025

Maanta oo taariikhda ku beegan tahay 21 November loona asteeyay maalinta macalinka Soomaaliyeed sannadkii 1974 tii waxaa ay Ardayda dugsiga hoose dhexe iyo sare ee jamhuriya ay soo qaban qaabiyeen xaflada lagula dabaal dagaye macallimiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dugsiga jamhuriya oo kaalin weyn ka qaatay wax barrida ubadka Soomaaliyeed
Dhamaan Macalinmiinta Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dugsiga hambalyo hambalyo
Dhanka kale macalimiinta ayaa ardayda uga mahadceliyeen munaasabadii maanta qabsoontay
ALLOW MACALINKEYNA KAAL
MACALINKIISA KAAL
MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED
21 NOVEMBER
HOYGA TACLIINTA JAMHURIYA SCHOOL


Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika ...
19/11/2025

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan oo ku guuleystay Garsooraha ugu wanaagsan Afrika ee sannadkan 2025.
Guusha Cumar waa guul Soomaaliyeed
Garsoore cumar soo gaaridiisa halkaan waxuu kusoo muujiyay tartamadii Africa iyo kuwii isreebreebka koobka adduunka
Hambalyo mar kale garsoore cumar iyo bulshada soomaaliyeed

Ardayda dugsiga jamhuriya ayaa xaflad kedis ah u dhigay mid ka midaa Barayaasha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee jamhuriy...
09/11/2025

Ardayda dugsiga jamhuriya ayaa xaflad kedis ah u dhigay mid ka midaa Barayaasha dugsiga hoose dhexe iyo sare ee jamhuriya
Ustaad Muqtaar Aadan Xasan oo dhameeyay waxbarashada heerka 1aad ee jaamacada waliba kuliyadiisa u galay kaalinta 1aad ayaa hambalyo iyo Bogaadin ay u wada direen ardayda iyo macalimiinta
Sidoo Kale Ustaad Muqtaar ayaa uga mahadceliyay ardayda sida ay farxaddiisa ula qeybsadeen waxuuna u rajeeyay iney waxbarashada ka gaaraan guulo badan


#2025

Alxamdullilah Maanta Oo Taariikhda ay tahay   30-10-2025Waxaa si nabad noogu soo dhamaaday imtixaan bileedka 1aad Ee  sa...
30/10/2025

Alxamdullilah
Maanta Oo Taariikhda ay tahay 30-10-2025
Waxaa si nabad noogu soo dhamaaday imtixaan bileedka 1aad Ee sannad dugsiyeedka 2025/2026
Dhamaan Ardayda u fadhiisatay imtixaanka waxaan u wada rajenaynaa guul iyo Natiijo wannaagsan
inshaa allaah



Muโ€™asaska , maamulka, Barayaasha, Ardayda iyo dhamaan bahda dugsiga jamhuriya waxey hambalyo u dirayaan farxadana la wad...
16/08/2025

Muโ€™asaska , maamulka, Barayaasha, Ardayda iyo dhamaan bahda dugsiga jamhuriya waxey hambalyo u dirayaan farxadana la wadaagayaan dhamaan ardayda Gobolka banaadir ee ku wada gudbay imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8aad ee dugsiga dhexe gaar ahaan kuwa dugsiga jamhuriya oo Natiijo fiican la imaadeyn kana gudbeen imtixaanka shahaadiga ay qaadeen Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir
Dadaalkiina halkaas kasii wada
Heerkan heerka xigana Illaah ha idinkula garab galo


OGEYSIIS          OGEYSIIS          OGEYSIIS         Waxan dhammaan la ogeysiinayaa bahda waxbaraahada jecel, araday iyo...
22/07/2025

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxan dhammaan la ogeysiinayaa bahda waxbaraahada jecel, araday iyo waalidiinba in diiwaan gelintii Dugsiga Hoose dhexe iyo sare ee Jamhuriya sanad dugsiyeedka 2025-2026 ay ka socota xarunta dugsiga. Fadlan nagu soo biir ama nagu soo biiri aan barwaaqo wada jira gaarnee.




Address

Mogadishu

Opening Hours

00:00 - 12:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamhuriya School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category