SODMA Academy

SODMA Academy Somalia Digital Media Academy (SODMA) is a Media training Institute
(1)

23/07/2026

Mirrorless or DSLR? ๐Ÿ“ธ

#

22/07/2026

SODMA Academy waxay maanta soo dhaweysay Ustaad Abdulrahman Kobac oo booqasho dhiirigelin ugu yimid ardayda. Ujeeddadu waxay ahayd sare u qaadista tayada xirfadaha iyo dhiirigelinta hal-abuurka jiilka cusub. ๐Ÿ™Œโœจ

Sawiro:  waxaa si habsami leh inoogu socda Tababarka Summer Bootcamp 2026 oo ay durba arday la fal-galeen isticmaalka Ca...
18/07/2026

Sawiro: waxaa si habsami leh inoogu socda Tababarka Summer Bootcamp 2026 oo ay durba arday la fal-galeen isticmaalka Camera-daha kala duwan iyagoo bilaabay inay duubaan Nuxur iyo muuqaalo soo jiidasho leh.

waxaa si habsami leh inooga bilowday Bootcampkii aan u balansaneen.waa bilowga safar cusub oo aan kusoo saari doono dhal...
12/07/2026

waxaa si habsami leh inooga bilowday Bootcampkii aan u balansaneen.
waa bilowga safar cusub oo aan kusoo saari doono dhalin yaro ku qalabeysan xirfado si ay uga qeyb qaatan kobaca ganacsiyada iyo hormarka wadanka.

waxaa waqti kooban ka harsan inuu bilowdo summer Bootcamp 2026.faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir:Tell:0615676707wha...
11/07/2026

waxaa waqti kooban ka harsan inuu bilowdo summer Bootcamp 2026.

faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir:
Tell:0615676707
whatsapp: https://wa.me/252685082081

waxaan furnay isdiiwaan galinta bootcamp-ka wajigiisa 2aad.hadii aad daneeneyso fadlan iska diiwaan-gali mareegta hoose:...
02/07/2026

waxaan furnay isdiiwaan galinta bootcamp-ka wajigiisa 2aad.

hadii aad daneeneyso fadlan iska diiwaan-gali mareegta hoose:
https://forms.gle/f4KbNnMxoHo6JKCx5

Ama nagala soo xiriir :
0615676707

Hambalyo dhamaan Umadda Somaaliyeed.Maanta waa Maalin weyneMaanta Madaxeena Banaanay
30/06/2026

Hambalyo dhamaan Umadda Somaaliyeed.

Maanta waa Maalin weyne
Maanta Madaxeena Banaanay

29/06/2026

๐Œ๐š ๐ข๐ฌ-๐ฐ๐ž๐ฒ๐๐ข๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐›๐š๐ญ๐š ๐š๐ฒ ๐๐š๐๐ค๐š ๐‚๐จ๐ง๐ญ๐ž๐ง๐ญ ๐‚๐ซ๐ž๐š๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐š๐๐ค๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ž?โฃ
โฃ
Ganacsi kasta wuxuu u baahan yahay inuu muuqdo.โฃ
Hay'ad kasta waxay u baahan tahay inay bulshada la xiriirto.โฃ
Shakhsi kasta oo sumcad dhisanaya wuxuu u baahan yahay inuu sheekadiisa si xirfad leh u gudbiyo.โฃ
โฃ
Qofka yaqaan sida loo sameeyn kara muuqaal soo jiidasho leh, qori qoraal saamayn leh, ama abuuri kara content dadka dareenkooda taabanaya, wuxuu noqday qof xal u haya baahi ay kumannaan shirkadood maalin kasta raadinayaan.โฃ
โฃ
๐˜Š๐˜ฐ๐˜ฏ๐˜ต๐˜ฆ๐˜ฏ๐˜ต ๐˜Š๐˜ณ๐˜ฆ๐˜ข๐˜ต๐˜ช๐˜ฐ๐˜ฏ ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ๐˜ต๐˜ข ๐˜ฎ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข ๐˜ฉ๐˜ช๐˜ธ๐˜ข๐˜ข๐˜บ๐˜ข๐˜ฅ...โฃ
๐˜ž๐˜ข๐˜ข ๐˜น๐˜ช๐˜ณ๐˜ง๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ญ๐˜ข ๐˜ฃ๐˜ข๐˜ณ๐˜ต๐˜ฐ, ๐˜ญ๐˜ข๐˜จ๐˜ถ ๐˜ฉ๐˜ฆ๐˜ญ๐˜ฐ ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ค๐˜ข๐˜ข๐˜ฎ๐˜ช๐˜ช๐˜ญ, ๐˜ญ๐˜ข๐˜จ๐˜ถ ๐˜ฌ๐˜ฐ๐˜ฃ๐˜ค๐˜ช๐˜บ๐˜ฐ ๐˜จ๐˜ข๐˜ฏ๐˜ข๐˜ค๐˜ด๐˜ช, ๐˜ญ๐˜ข๐˜จ๐˜ถ๐˜ฏ๐˜ข ๐˜ข๐˜ฃ๐˜ถ๐˜ถ๐˜ณ๐˜ฐ ๐˜ง๐˜ถ๐˜ณ๐˜ด๐˜ข๐˜ฅ๐˜ฐ ๐˜ข๐˜ข๐˜ฏ ๐˜น๐˜ข๐˜ฅ ๐˜ญ๐˜ข๐˜ฉ๐˜ข๐˜บ๐˜ฏ.โฃ
โฃ

26/06/2026

SODMA Academy waxay si furan ugu dhawaaqeysaa furitaan 2 bootcamp oo lagu baran doono xirfado kala duwan.

1. Cinematography & Video Production Bootcamp oo aad ku baran doonto xirfadaha
โœ… videography ( camera & Production equipment)
โœ… Video editing
โœ… script writing
โœ… Visual storytelling
โœ… Scene setups

2. Creative Design & Animation Bootcamp
โœ… ๐–ฆ๐—‹๐–บ๐—‰๐—๐—‚๐–ผ ๐–ฃ๐–พ๐—Œ๐—‚๐—€๐—‡ ๐–ฅ๐—Ž๐—‡๐–ฝ๐–บ๐—†๐–พ๐—‡๐—๐–บ๐—…๐—Œโฃ
โœ… ๐–ก๐—‹๐–บ๐—‡๐–ฝ & ๐–ฒ๐—ˆ๐–ผ๐—‚๐–บ๐—… ๐–ฌ๐–พ๐–ฝ๐—‚๐–บ ๐–ฃ๐–พ๐—Œ๐—‚๐—€๐—‡โฃ
โœ… ๐–ฏ๐—‹๐—ˆ๐–ฟ๐–พ๐—Œ๐—Œ๐—‚๐—ˆ๐—‡๐–บ๐—… ๐–ต๐—‚๐–ฝ๐–พ๐—ˆ ๐–ค๐–ฝ๐—‚๐—๐—‚๐—‡๐—€โฃ
โœ… ๐–ฌ๐—ˆ๐—๐—‚๐—ˆ๐—‡ ๐–ฆ๐—‹๐–บ๐—‰๐—๐—‚๐–ผ๐—Œ & ๐– ๐—‡๐—‚๐—†๐–บ๐—๐—‚๐—ˆ๐—‡โฃ
โœ… ๐–ข๐—‹๐–พ๐–บ๐—๐—‚๐—๐–พ ๐–ณ๐—๐—‚๐—‡๐—„๐—‚๐—‡๐—€ & ๐–ต๐—‚๐—Œ๐—Ž๐–บ๐—… ๐–ข๐—ˆ๐—†๐—†๐—Ž๐—‡๐—‚๐–ผ๐–บ๐—๐—‚๐—ˆ๐—‡โฃ
โœ… ๐–ฏ๐—ˆ๐—‹๐—๐–ฟ๐—ˆ๐—…๐—‚๐—ˆ ๐–ฃ๐–พ๐—๐–พ๐—…๐—ˆ๐—‰๐—†๐–พ๐—‡๐—โฃ

Qeyb walba waxaa la jiri doono kulamo aqoon is weydaarsi oo aad kula kulmi doonto qubaro xirfadeeda si ay kula wadaagaan waayo aragnimadooda iyo habka aad u dhisi laheyd personal brand-gaaga.

iska diiwaan gali : https://forms.gle/D5gYy1Uny7H4d1oB6

Address

Taleh Abdikasim Street
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 13:00
Friday 09:00 - 11:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252615676707

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SODMA Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to SODMA Academy:

Shortcuts

Share

Category