01/01/2026
Waxaa shalay inoo qabsoomay tartan aqooneedka Iskuulka Al-Najaat P.S.S. Sannad dugsiyeedka 2025-2026
Ugu horreyn waxa ay mahad oo dhan u sugnaatay Alle (SW), kaa oo inoo suurageliyey maanta inuu tartankeenna si nabad ah inoogu soo dhammaado.
Kulanka maanta wuxuu u dhexmaray Fasallada kala ah: Vs (formthree), waxayna guusha raacday Fasalka , wuxuuna ku adkaaday dhibco gaaraya 12 iyo 8.
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO
18/12/2025
BISMILLAAH
ALXAMDULILAAH
Shalay Oo tariikhda eheyd 17/12/2025
Waxaa inoo qabsamay tartan aqooneedka sanad dugsiyedka 2025/2026
Ee iskuulka Al-najaat primary and secondary school Ee qeybtiisa galab. Waxaane tartankaas uu u Dhaxeeyay faslada kala ah (1aad iyo 4aad)
Waxaa Guuleystay 4aad .
Hambalayo ayaan leenahay
17/12/2025
Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17 December 2025 inoo furmay Tartan Aqooneedka Sanad Dugsiyedka 2025/ 2026 Galinka Subax Ee Dugsiga.(morning shift).
Waxaane Tartankaas uu u Dhaxeeyay Fasalada Kala Ah (form two) iyo Form four) ( Waxaa Guuleystay Fasalka Form four)
10/12/2025
๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ธ๐ต๐ฑ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ญ๐ฌ ๐๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป๐ผ๐ผ ๐ณ๐๐ฟ๐บ๐ฎ๐ ๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป ๐๐พ๐ผ๐ผ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ ๐๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฏ ๐๐ฒ ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐น-๐ป๐ฎ๐ท๐ฎ๐ฎ๐.(๐ฎ๐ณ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐๐ต๐ถ๐ณ๐).
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฒ ๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐ ๐๐ต๐ฎ๐
๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ต ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ถ๐๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ช๐ฎ๐
๐ฎ ๐๐๐ป๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ผ
23/11/2025
TACSI TIIRAANYO LEH
Al-NAJAT PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL :
ุฃูุง ููู ูุงูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Alnajaat waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Aadan Maysar oo ku geeriyooday Magaalada Mugdisho gaar ahaan Degmada Hodan . waxa uu ahaa Aabaha Dhalay ardayda kala ah :
Khadiijo Aadan Maysar, Cabdinaasir Aadan Maysar iyo Kaltumo Aadan Maysar
Alle waxaan uga baryeenaa inuu u naxariisto Janadii firdowsa na ka waraabiyo, aamiin.
Idinkana u duceeya.
21/11/2025
๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค
๐๐๐ญ๐๐ฃ ๐๐๐ข๐๐๐ก๐ฎ๐ค ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ง๐ญ๐๐๐ ๐ก๐ ๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐ ๐๐ช๐ช๐ ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐๐๐๐ก๐๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐จ๐ค๐ค๐ข๐๐ก๐๐ฎ๐๐๐ ๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฃ ๐ฝ๐๐๐๐
๐ฟ๐ช๐๐จ๐๐๐ ๐๐ค๐ค๐จ๐ ๐ฟ๐๐๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐จ๐๐ง๐ ๐๐ ๐ผ๐ก-๐ฃ๐๐๐๐๐ฉ ๐๐ง๐๐ข๐๐ง๐ฎ ๐ผ๐ฃ๐ ๐๐๐๐ค๐ฃ๐๐๐ง๐ฎ ๐๐๐๐ค๐ค๐ก .
๐๐๐๐๐ก๐๐ฃ๐ ๐ช ๐ฌ๐ช๐ญ๐ช ๐ญ๐ช๐จ๐๐ข๐๐ ๐๐ฎ๐ค ๐ ๐๐ง๐๐๐ข๐ค ๐ ๐ช ๐๐๐๐ญ ๐ก๐๐๐ฎ๐๐๐๐ฎ ๐๐ช๐ก๐จ๐๐๐๐๐๐จ๐ ๐ข๐๐๐๐๐ข๐ ๐ช๐ช ๐จ๐ค๐ค ๐จ๐๐๐ง๐๐ฎ๐ค ๐ช๐๐๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ฎ๐๐๐ ๐๐ช๐ก๐จ๐๐๐๐๐จ๐, ๐ฌ๐๐๐ฃ๐ ๐ฉ๐ช๐จ๐๐ก๐๐ฎ๐๐๐ก ๐๐๐๐๐ฃ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ ๐ ๐ช ๐๐๐ฎ๐๐จ๐๐ค ๐ก๐๐ ๐๐ข๐ ๐ก๐๐๐ช ๐๐๐๐ฃ๐ค ๐ค๐ค ๐๐ช๐ก๐จ๐๐ค ๐ ๐๐จ๐ฉ๐ค ๐๐ฎ ๐ก๐๐๐๐๐๐๐ฎ
"ูุงุฏ ุงูู
ุนูู
ุฃู ูููู ุฑุณููุง"
๐๐๐ฅ๐ฅ๐ฎ ๐ฉ๐๐๐๐๐๐งโ๐จ ๐๐๐ฎ
16/11/2025
๐ฟ๐๐๐ข๐ข๐๐๐ฃ ๐๐๐๐๐ ๐ผ๐ก -๐ฃ๐๐๐๐๐ฉ ๐ค๐ค ๐ช๐๐ช ๐๐ค๐ง๐๐๐ฎ๐ค ๐๐๐๐ข๐ช๐ก๐ ๐, ๐๐๐๐๐ก๐๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐ฎ๐ค ๐๐๐ฌ๐ก- ๐ฌ๐๐๐๐๐ฃ๐๐๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐ฎ ๐ฉ๐๐๐จ๐ ๐ฉ๐๐๐ง๐๐๐ฃ๐ฎ๐ค ๐ก๐๐ ๐ช ๐๐๐ง๐๐ฎ๐๐๐ฃ ๐ผ๐ง๐๐๐ฎ๐๐ ๐ก๐๐๐ช ๐ค๐ค ๐๐๐๐๐๐๐๐ฌ๐ค ๐พ๐๐๐๐ช๐ก๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐๐๐ง ๐ผ๐ญ๐ข๐๐ ๐ค๐ค ๐ผ๐๐๐๐๐๐๐๐จ ๐ ๐ช ๐๐๐๐ง๐๐ฎ๐ค๐ค๐๐๐ฎ ๐๐๐๐๐๐ก๐๐๐ ๐๐ช๐๐๐๐จ๐๐ค ๐๐๐๐ง ๐๐๐๐๐ฃ ๐ฟ๐๐๐ข๐๐๐
๐๐ค๐๐๐ฃ
ุฃู ููู ู
ุง ุฃุฎุฐ ููู ู
ุง ุงุนุทู ููู ุดูุก ุนูุฏู ุจุฃุฌู ู
ุณู
ู๐ผ๐ก๐ก๐ ๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ฃ ๐ช๐๐ ๐๐๐ง๐ฎ๐๐ฎ๐ฃ๐๐ ๐๐ฃ๐ช๐ช ๐ช ๐ฃ๐๐ญ๐๐ง๐๐๐จ๐ฉ๐ค ๐
๐๐ฃ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ค๐ฌ๐จ๐ ๐ฃ๐ ๐ ๐ ๐ฌ๐๐ง๐๐๐๐๐ฎ๐ค, ๐๐๐ข๐๐๐ฃ.
13/11/2025
Gabar waxbaratay waa bulsho waxbaratay
Jumca mubarak dhamaan ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Bahda waxbarasho ee Al-Najaat
08/11/2025
๐ผ๐ก๐ญ๐๐ข๐๐ช๐ก๐ก๐๐ก๐๐๐, ๐ข๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐ค๐ค ๐ฉ๐๐๐ง๐๐๐ ๐๐๐ ๐ฉ๐๐๐๐ฎ 8/ 11/ 2025๐ฌ๐๐ญ๐๐ ๐๐ฃ๐ค๐ค ๐๐๐ก๐ค๐ฌ๐๐๐ฎ ๐๐ข๐ฉ๐๐ญ๐๐๐ฃ ๐๐๐ก๐๐๐๐ 1๐๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ ๐ช๐ช๐ก๐ ๐ #๐ผ๐ก๐ฃ๐๐๐๐๐ฉ.๐ฌ๐๐ญ๐๐๐ฃ ๐ผ๐ก๐ก๐๐๐ ๐ ๐ ๐ง๐๐๐๐ฎ๐ฃ๐๐ฎ๐ฃ๐๐ ๐๐ฃ ๐ช๐ช ๐จ๐ ๐ฌ๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐๐ฃ ๐๐ฃ๐ค๐ค๐๐ช ๐๐๐๐ข๐๐๐ฎ๐ค.๐๐ฃ๐จ๐๐ ๐๐ก๐ก๐ก๐๐๐.
07/11/2025
Hambalyo Hambalyo
waxaan halkaan hambalyo qalinjebin farxadeed oon lasoo koobi karin uga diraynaa ustaad Abuukar Jiinow maxamed oo dadaal dheer kadib dhameystay waxbarashada heerka 1aad ee jaamacada
Ustaad Allaha kugu anfaco cilmigaad baratay waxaan ku rajeyneena hormar wacan