Al-Najaat Primary And Secondary School

Al-Najaat Primary And  Secondary School waxbarasho

Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Al-najaat.
15/08/2026

Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Al-najaat.

Shaacinta Natiijada imtixaanka
10/08/2026

Shaacinta Natiijada imtixaanka

Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Al-najaat primary and secondary school
09/08/2026

Hambalyo dhamaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Al-najaat primary and secondary school

TACSI TIIRAANYO LEHAl-NAAJAT PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL : أنا لله وانا إليه راجعونMaamulka, Macalimiinta iyo Ardayda I...
01/08/2026

TACSI TIIRAANYO LEH
Al-NAAJAT PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL :
أنا لله وانا إليه راجعون
Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Alnajaat waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, ehelada iyo qaraabada ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Axmed Cali Xuseen ( Xerow ) oo ku geeriyooday dalka India.
waxa uu ka mid ahaa waalidiinta dugsiga sidoo kalena waa adeerka Maamulaha dugsiga Saciid C /rashiid Cali (Duubane ).
Alle waxaan uga baryeenaa inuu u naxariisto Janadii firdowsana ka waraabiyo, aamiin.

Idinkana u duceeya.

  Alxamdulilahi .waxaa innoo soo  gabagaboobay imtixaanka k**a dambeyska ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025/2026Dhammaan Ard...
03/07/2026

Alxamdulilahi .
waxaa innoo soo gabagaboobay imtixaanka k**a dambeyska ahaa ee sanad dugsiyeedka 2025/2026
Dhammaan Ardayda Soomaaliyed Gaar ahan Ardayda Dugsiga Al-najat Primary And Secondary School. Waxaan Idiin Rajeynaynaa Inaad Heshaan Natiijo Aad ku Faraxdaan.

Insha Allah.

Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴Maanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed. Waa maalin aan ku xusuusanno halg...
01/07/2026

Hambalyo 1-da Luulyo! 🇸🇴
Maanta waa maalin qiimo weyn ugu fadhida ummadda Soomaaliyeed. Waa maalin aan ku xusuusanno halgankii gobannimada iyo midnimadii dalkeenna.

30/06/2026

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Long live Somalia! 🇸🇴

  dhammaan umada Soomaaliyeed.... maalinta xoriyada..Gobolada Waqooyi...ee soomaaliya!
26/06/2026

dhammaan umada Soomaaliyeed.... maalinta xoriyada..Gobolada Waqooyi...ee soomaaliya!

Alxamdulillaah, mahad oo dhan waxaa iska leh Allah (SWT) oo inagu galladaystay caafimaad, aqoon, iyo fursad aan ku gaadh...
25/06/2026

Alxamdulillaah, mahad oo dhan waxaa iska leh Allah (SWT) oo inagu galladaystay caafimaad, aqoon, iyo fursad aan ku gaadhno maalintan qiimaha badan.
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydii si guul leh u soo dhamaystay imtixaannadooda. Dadaalkiinna, dulqaadkiinna, iyo kartidiinna ayaa maanta miro dhalay. Waxaan idiin rajaynaynaa natiijooyin wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.
Hambalyo Ardayda Al-Najaat P.S.S! Guushu waa mid ay gaadhaan kuwa dadaala. Ha joojinina riyada iyo himilooyinka waaweyn ee aad higsanaysaan.
"Wax kasta oo lagu gaadho dadaal iyo sabir, waxay noqdaan kuwo qiimo gaar ah leh."
AL-NAJAAT PRIMARY AND SECONDARY SCHOOL Congratulations and Best Wishes to All Students

Sawirada xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee iskuuka Al-najaat Qeybta galab.
20/06/2026

Sawirada xaflada xiritaanka sanad dugsiyeedka 2025-2026 ee iskuuka Al-najaat Qeybta galab.

Address

Hodan. Taleex
Mogadishu
52

Telephone

+252615646081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Najaat Primary And Secondary School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Najaat Primary And Secondary School:

Shortcuts

Share

Category