20/03/2024
Aqristow goor dhaw filo.
๐ *Tixanaha "Kumaa Tahay" wa sheeko tixane ah oo aan ugu talagalney bulshada jecel sheekooyinka tixanaha ah si ay ugu raaxeestaan akhriskeeda iskuna weydiiyaan halka ay ku dhamaandoonto๐ค Inta uu socdo taxanahan wuxuu kugu soo kordhindoona maskax cusub iyo habraac aad ku raadin kartid wixii ka hoos baxey intaad aqrineysay*๐ฏ
```Tixanaha Sheekadda Kumaa Tahay waxey ku sabsan tahay
"๐Addunkan maqluuqad fara badan ayaa ku nool oo uu biniโAdamka ugu horeeyo balse waxaa kaloo jira kuwa u nool sida biniโAdam ka oo kale iyo kuwa kasii hormarsan. Sundus๐ธ๐ป waxa ay ku mashquulsantahay in ay ogaato waxa habeenki๐ dul meeraya (wareegaya) kuwaaso mararka qaar booqasho ugu yimaado waaqica ay ku nooshahay. Isdiidooyinkaas iyo halka ay sheekadeyda ku dhamaandoonto oo aan laheyn farxad dhameystiran ayaad kaga bogan doontaanโป๏ธ``` Hadduu Alle Idmo