22/08/2026
Congratulations ๐๐ป๐ด. Abdinajib Ali Mohamed, Multimedia Instructor at ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ (๐ฆ๐๐ง), ayaa si guul leh u soo gabagabeeyay ๐๐๐ง ๐ฆ๐ฒ๐ฐ๐๐ผ๐ฟ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ถ๐ป๐ด ๐ผ๐ณ ๐ง๐ฟ๐ฎ๐ถ๐ป๐ฒ๐ฟ๐ (๐ง๐ผ๐ง) oo lagu qabtay ILabAfrica- Strathmore University ๐ฎ๐ป๐ฑ Strathmore University, ๐ก๐ฎ๐ถ๐ฟ๐ผ๐ฏ๐ถ โ ๐๐ฒ๐ป๐๐ฎ.
Tababarkan oo socday muddo ku dhow saddex toddobaad, kana mid ahaa Mashruuca ๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐๐บ๐ฝ๐น๐ผ๐๐บ๐ฒ๐ป๐ ๐ฃ๐ฟ๐ผ๐ท๐ฒ๐ฐ๐ ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ (๐ฌ๐๐ฃ๐ฆ ๐๐), wuxuu diiradda saaray horumarinta awoodda tababarayaasha Soomaaliyeed ee dhinacyada ๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด, ๐-๐๐ผ๐บ๐บ๐ฒ๐ฟ๐ฐ๐ฒ, ๐๐ iyo hababka casriga ah ee tababarka iyo gudbinta aqoonta.
Barnaamijku wuxuu fursad siiyay 15 tababare Soomaaliyeed inay helaan aqoon iyo xirfado wax-ku-ool ah oo ay dib ugu gudbin karaan dhalinyarada, taas oo ka qayb qaadan karta horumarinta xirfadaha dijitaalka ah, kobcinta ganacsiga online-ka ah, iyo abuurista fursado shaqo iyo hal-abuur ganacsi.
Ka qaybgalka tababarkan wuxuu sidoo kale ka tarjumayaa dadaalka ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ป๐๐๐ถ๐๐๐๐ฒ ๐ผ๐ณ ๐ง๐ฒ๐ฐ๐ต๐ป๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ (๐ฆ๐๐ง) ee ku aaddan tayeynta xirfadaha macallimiinta, horumarinta waxbarashada ICT-ga, iyo diyaarinta xirfadlayaal la jaanqaadi kara baahiyaha suuqa shaqada ee casriga ah.
๐ฆ๐๐ง waxay si gaar ah ugu mahadcelinaysaa ๐๐ผ๐๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ฑ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ, gaar ahaan Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya iyo ๐ช๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ค๐ผ๐ฟ๐๐ต๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ, ๐ ๐ฎ๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐๐ต๐ถ๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ, oo ah ๐๐ผ๐ฐ๐ฎ๐น ๐ฃ๐ผ๐ถ๐ป๐-๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐ต๐ฟ๐๐๐ฐ๐ฎ ๐ฌ๐๐ฃ๐ฆ ๐๐, doorkooda iyo taageeradooda ku aaddan hirgelinta barnaamijkan.
Sidoo kale, mahadnaq gaar ah waxaa loo jeedinayaa JICA - Japan International Cooperation Agency (JICA Kenya), ๐ฌ๐๐ฃ๐ฆ ๐๐, ๐ฆ๐๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐บ๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐จ๐ป๐ถ๐๐ฒ๐ฟ๐๐ถ๐๐ โ ๐ถ๐๐ฎ๐ฏ๐๐ณ๐ฟ๐ถ๐ฐ๐ฎ, tababarayaashii iyo dhammaan dhinacyadii ka qayb qaatay hirgelinta tababarkan.