Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT

Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT

Share

The Somali National Union of Teachers (SONUT) is an Union that represents teachers in Somalia Vision. MISSION.

A strong collective professional voice for Somali teachers and quality of education for the benefit of all students and society. Inspiring and supporting teaching and learning excellence in public and private education.

Photos from Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT's post 19/08/2026

๐—ฆ๐—ข๐—ก๐—จ๐—ง ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ผ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—บ ๐—ฃ๐—น๐—ฎ๐˜๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—›๐—ฒ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐˜€ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—–๐—ถ๐—น๐—บ๐—ถ-๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ๐˜†

Muqdisho, Soomaaliya โ€“ Somali National Union of Teachers (SONUT) iyo Mocalim Platform ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada dhijitaalka ah, tababarrada, shirarka waxbarashada, cilmi-baarista iyo horumarinta xirfadaha macallimiinta.

Heshiiskan wuxuu diiradda saarayaa in la abuuro fursado cusub oo lagu horumarinayo aqoonta iyo xirfadaha macallimiinta iyo bahda waxbarashada, iyadoo labada dhinac iska kaashanayaan tababbarro, workshops, webinars iyo shirar waxbarasho iyo cilmi-baariseed.

Heshiiskan ayaa loo arkaa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo tayada waxbarashada, horumarinta xirfadda macallimiinta, kobcinta cilmi-baarista iyo dardargelinta isbeddelka dhijitaalka ah ee waxbarashada Soomaaliya



๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.


____________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

19/08/2026

๐—›๐—”๐— ๐—•๐—”๐—Ÿ๐—ฌ๐—ข ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—•๐—ข๐—š๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ก

SONUT wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ๐—จ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—–/๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ป, oo loo doortay ๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐˜„๐—ด๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐—ผ๐—ฏ๐—ผ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ (๐— ๐——๐—•)

SONUT wuxuu u rajaynayaa inuu xilkiisa cusub ku hoggaamiyo hufnaan, wada-tashi iyo iskaashi, kana shaqeeyo horumarinta waxbarashada iyo danta dugsiyada iyo macallimiinta.

๐—ฆ๐—ข๐—ก๐—จ๐—ง | ๐— ๐—ถ๐—ฑ๐—ป๐—ถ๐—บ๐—ผ โ€ข ๐— ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ โ€ข ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ

15/08/2026

๐Œ๐จ๐ ๐—ฎ๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐—ฆ๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š. ๐Ÿญ๐Ÿฑ ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿฒ.

Hamabalyo Dhamaan Ardeyda Soomaaliyeed ee nasiibka u heshay in ay ku Guuleystaan imtixaanka Qaranka Heerka Waxbarashada Aas-Aasiga ah ee Fasal ka 12aad ee Dugsiga Sare, Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare.

Waxaad muujiseyn dadaal badan waqti adag, haben iyo maalin, si aad u gaartaan heerkaan.

Waxaan u mahadcelinaynaa waalidiinta, ardeyda, iyo dhammaan dugsiyada waxbarasho ee dalka. La'aantooda, ardeydu ma gaari lahayn heerkaan.

Sidoo kale, waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa macallimiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo ku shaqeeyay daruufaha adag.

Mustaqbal ifaayo ayaan idin rajeyneynaa.




Photos from Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT's post 13/08/2026

๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป

SONUT wuxuu mahad iyo bogaadin u dirayaa dhammaan macallimiintii ka soo qayb-gashay webinar-ka ku saabsanaa:

โ€œ๐—”๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฐ๐—บ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต (๐—”๐—œ) & ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—•๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐—™๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐˜†๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—ฏ๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ.โ€

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa Eng. Ahmed Mohamed Hassan Eng-Ahmed Baasaay , PhD Scholar at Indian Institute of Technology, Madras, oo si aqoon, xirfad iyo waayo-aragnimo leh u soo jeediyey webinar-ka, isla markaana ka qaybgalayaasha la wadaagay fikrado iyo aqoon ku saabsan sida AI iyo baraha bulshada loogu adeegsan karo horumarinta waxbaridda iyo waxbarashada.

Sidoo kale, SONUT wuxuu si weyn ugu mahadcelinayaa dhammaan macallimiintii iyo ka qaybgalayaashii waqtigooda iyo xiisahooda u huray ka qaybgalka webinar-kan oo lagu qabtay google Meeting, 12 August 2026, 8:00 PM.

SONUT waxay aaminsan tahay in kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha macallimiintu ay tahay furaha horumarinta tayada waxbarashada Soomaaliya.

Mahadsanidiin dhammaantiin.

SONUT โ€“ Somali National Union of Teachers
โ€œ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜๐—ฒ๐—ฑ ๐—ง๐—ฒ๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—ฟ๐˜€, ๐—ฆ๐˜๐—ฟ๐—ผ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—ฟ ๐—˜๐—ฑ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป, ๐—•๐—ฒ๐˜๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—™๐˜‚๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ.โ€



08/08/2026

๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ช๐š๐š๐ ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ: ๐€๐ˆ & ๐‡๐š๐›๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐ข๐๐๐š

Macallimiinta iyo bahda waxbarashada waxaan idinku martiqaadeynaa webinar ay soo qabanqaabisay ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข ๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐”๐ง๐ข๐จ๐ง ๐จ๐Ÿ ๐“๐ž๐š๐œ๐ก๐ž๐ซ๐ฌ, kaas oo diiradda lagu saari doono adeegsiga Garaad Gacameedka (AI) iyo Baraha Bulshada si loo fududeeyo Habka Waxbaridda.

๐Œ๐š๐ซ๐ญ๐ข๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐ก๐š๐›๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ-๐ค๐š:
Eng. Ahmed Mohamed Hassan
PhD Scholar at Indian Institute of Technology, Madras

Eng. Ahmed wuxuu nala wadaagi doonaa aqoontiisa iyo khibraddiisa ku saabsan tiknoolajiyada, AI iyo mustaqbalka waxbarashada, isagoo bixin doona talooyin iyo xeelado wax ku ool ah oo macallimiintu adeegsan karaan.

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก๐๐š: ๐Ÿ๐Ÿ ๐€๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
๐–๐š๐ช๐ญ๐ข๐ ๐š: ๐Ÿ–:๐ŸŽ๐ŸŽ ๐๐Œ
๐†๐จ๐จ๐›๐ญ๐š: ๐™๐จ๐จ๐ฆ ๐Œ๐ž๐ž๐ญ๐ข๐ง๐ 

Si aad uga qeyb gashid fadlan soo booqo groupkaan
https://chat.whatsapp.com/Hp1xynIVlpaLFR6FDlvwkt

Ha seegin fursaddaan qiimaha badan ee aad ku baran karto sida AI loogu adeegsan karo horumarinta waxbarashada iyo xirfadda macallinka.

La wadaag macallimiinta iyo asxaabtaada si aysan uga harin fursaddan muhiimka ah.



Photos from Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT's post 19/07/2026

๐Œ๐จ๐ ๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š. 19 ๐‰๐ฎ๐ง๐ž 2026.

Xubno ka tirsan Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT ayaa ka qeyb galay ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐๐ž๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, oo uu soo agaasimay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Shirkan oo socday muddo laba maalmood ah 18โ€“19 july, 2026 ayaa lagu qabtay Masraxa Shariif Saalax ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Shirweynaha ayaa diiradda lagu saaray horumarinta iyo isbeddelka waxbarashada Gobolka Banaadir, iyadoo lagu falanqeeyay xaaladda waxbarashada, guulaha la gaaray, caqabadaha jira, iyo fursadaha lagu gaari karo horumar waara.

Sidoo kale, waxaa lagu soo bandhigay doodo cilmiyeed ku saabsan tayeynta waxbarashada, kor u qaadidda habdhaqanka waxbarasho, iyo horumarinta xirfadaha ardayda iyo macallimiinta.

Xubnaha SONUT ee ka qeyb galay shirkan ayaa muujiyay sida ay uga go'an tahay ka qeyb qaadashada dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada Soomaaliyeed, iyagoo bogaadiyay doorka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ee qabsoomidda shirkan muhiimka ah iyo isu keenidda dhammaan daneeyayaasha waxbarashada si loo abuuro nidaam waxbarasho oo tayo leh, loo dhan yahay, isla markaana waara.



๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.


____________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

Photos from Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT's post 23/06/2026

๐Œ๐จ๐ ๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š. 24 ๐‰๐ฎ๐ง๐ž 2026.

๐’๐Ž๐๐”๐“ ๐Ž๐จ ๐—๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š ๐—๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š ๐Œ๐š๐œ๐š๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š.

ayaa ka qeyb gashay tababar heerkiisu sarreeyo oo socday muddo laba maalmood ah, kaas oo cinwaankiisu ahaa โ€œCSOs Education Policy Influencing and Transparency Trainingโ€, waxaana soo qabanqaabisay hayโ€™adda EFASOM (Education For All Somalia).

Tababarkan ayaa lagu xoojinayay awoodda ururrada bulshada rayidka ah (CSOs) si ay door muuqda uga qaataan saameynta siyaasadaha waxbarashada, kor u qaadista isla xisaabtanka, iyo hufnaanta hayโ€™adaha waxbarashada, taas oo muhiim u ah horumarinta nidaam waxbarasho oo tayo leh.

Intii uu tababarku socday, SONUT waxay soo bandhigtay warbixin siyaasadeed (Policy Brief) muhiim ah oo cinwaankeedu ahaa โ€œAddressing the Salary Gap Between Teachers and Civil Servantsโ€, taas oo si gaar ah u iftiimisay baahida loo qabo in wax laga qabto farqiga mushaarka ee u dhexeeya macallimiinta iyo shaqaalaha rayidka ah, si loo xaqiijiyo caddaalad, dhiirrigelin iyo tayeyn joogto ah oo lagu sameeyo mihnadda macallinnimada.

SONUT waxaa tababarkan ku matalay Coordinator officer ka Ustaad Xasan Cali Rooble , kaas oo si firfircoon uga qeyb qaatay doodaha, wadaagista khibradaha iyo is-weydaarsiga aqoonta la xiriira horumarinta siyaasadaha waxbarashada, hufnaanta iyo isla xisaabtanka.

SONUT waxay markale caddeynaysaa sida ay uga goโ€™an tahay difaaca xuquuqda macallimiinta, horumarinta tayada waxbarashada iyo ka qeyb qaadashada dejinta siyaasado waxbarasho oo loo dhan yahay.



๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.


____________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

27/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.

ูƒู„ ุนุงู… ูˆุงู”ู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ.
1447 H
2026 M

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุงู”ุนู…ุงู„,

Ciid Mubaarak Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT waxa uu Hambalyada Ciidul-Adxaa la Wadaagayaa Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed.

Si Gaar ah waxa aan farxada Munaasabada Ciida lawadaagaynaa Macallimiinta Soomaaliyeed.

Meel kasta oo Aad joogtaan Nabad, Caafimaad iyo farxad ku wada ciida.


-Adxa
.



Xafiiska warbaahinta iyo Xiriirka bulshada.


______________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

26/05/2026

๐—™๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ๐—ผ.

Maalinta 9-aad ee Carrafo waa maalin weyn oo Xujeydu ay taaganyihiin Banka Carrafo.

Soonka maalinta Carrafo waxaa laguugu Dhaafayaa Dembiga labo sano. Sannadkii lasoo dhaafay iyo sannadka soo socda.

Nabwiga ๏ทบ waxa uu yiri, โ€œDuco waxaa ugu khayr badan ducada maalinka Carafo, waxaana ugu khayr badan waxa aan aniga idhaahdo iyo Nabiyadii iga horreeyay, ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ

Maalinka Carafo, oo ah maalinta sagaalaad ee bisha Dulxijjah, waa malinta uu xabiibkeena Muxammad ๏ทบ noo sheegay in ay tahay maalinka ugu badan ee Alle addoomadiisa ka xorreeyo naarta, aysanna jirin maalin ka naar xoreyn badan maalinka Carafo.

Waxaa nasiibsaday dadka maanta taagan Banka Carafo. Meeshii Nabiga ๏ทบ uu taagnaa 1437 sano ka hor. Goobtii Nabiga ๏ทบ Alle ugu sheegay in Diintu ay dhamaystirantahay. Halkii uu Nabigu ๏ทบ kula dardaarmay asxaabtiisa, uguna jeediyay khudbaddii sagootinta.

Walaalayaal aynu ku dadaalno Acmaasha wanaagsan kana faa'iideysanno kheyrkaas.



๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.


____________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

15/05/2026

๐‘ฏ๐‘จ๐‘ด๐‘ฉ๐‘จ๐‘ณ๐’€๐‘ถ ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐‘ต๐‘ป๐‘จ ๐‘ซ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐‘ต๐’€๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ซ๐‘จ ๐‘บ๐‘ถ๐‘ถ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ซ โ€“ 15-๐’Œ๐’‚ ๐‘ด๐‘จ๐’€.

Gudoomiyaha Ururka Macallimiinta Qaranka Soomaaliyeed-SONUT Ustaad Abdinasir Salad Mohamud ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu udirayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Munaasabadda qiimaha badan ee 15-ka May 2026.

Waxaan mar walba utaaganahay horumarinta iyo kor u qaadidda aqoonta iyo xirfada Dhalinyarada Soomaaliyeed, iyada oo diiradda la saarayo waxbarasho leh anshax, iyo Dhaqan Wanaagsan iyo wacyi-gelin bulshado.

Hambalyo dhalinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan!

Idinku waxaad tihiin tiirka mustaqbalka, hogaanka berri, iyo codka isbeddelka. Ilaaliya dhaqankiina, dalkiina, dadkiina, una taagnaada horumarka, midnimada, iyo nabadda Umadda Soomaaliyeed.

Waxaan ugu baaqayanaa Dhalinyarada Soomaaliyeed in ay sii xoojiyaan doorkooda bulshada dhexdeeda, kana shaqeeyaan nabadda, midnimada, iyo horumarka ummaddooda Soomaaliyeed.

Hambalyo 15-ka May
Guulaysta Dhalinyarada Soomaaliyeed!



๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐›๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š.


____________________________________________
Www.sonut.org.so
[email protected]
Holwadag District Mogadishu-Somalia

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Howl Wadaag Distric
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00