01/12/2025
๐ฝ๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐ ๐ฝ๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐
Qurxi Qoraalkaaga Carabiga!
Waxaan Qaadaneynaa Fasalo Cusub oo Ah Farqurxinta Khadka Carabiga (ุฎุท ุงููุณุฎ ูุฎุท ุงูุฑูุนุฉ)
Ka faaโiideyso waqtigaaga oo qurxi fartaada adiga oo baranaya farqurxinta khadka Carabiga.
Isdiiwaangeli Maanta!
Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir: whats'up 61 4244453