Al-ma'mun Al-azhari primary and secondary Institute Mugadisho

Al-ma'mun Al-azhari primary and secondary Institute Mugadisho HOYGA AQOONTA DALKA

๐ŸŒ™ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐ฐ๐ฅ๐ข๐๐ค๐š ๐๐š๐›๐ข๐ ๐š ๏ทบ ๐ŸŒ™          Alxamdulillaah.Waxaan si farxad iyo jacayl leh u xusaynaa dhalashada ๐๐š๐›๐ข ๐Œ๐ฎ...
25/08/2026

๐ŸŒ™ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐ฐ๐ฅ๐ข๐๐ค๐š ๐๐š๐›๐ข๐ ๐š ๏ทบ ๐ŸŒ™

Alxamdulillaah.
Waxaan si farxad iyo jacayl leh u xusaynaa dhalashada ๐๐š๐›๐ข ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ ๏ทบ, Khayrul Khalq iyo Naxariistii Caalamka.

ู…ุญู…ุฏูŒ ุณูŠุฏู ุงู„ุงู”ูƒูˆุงู†ุŒ ูˆุฎูŠุฑู ุฎู„ู‚ู ุงู„ู„ู‡ุŒ ูˆุฑุญู…ุฉูŒ ู„ู„ุนุงู„ู…ูŠู† ๏ทบ
ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ูู‘ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ุณูŠุฏู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

Nabigeennu ๏ทบ wuxuu ahaa tusaalaha ugu sarreeya ee naxariista, akhlaaqda wanaagsan iyo dulqaadka.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwa jecel, raaca oo ku dayda sunnadiisa.

AL-MAโ€™MUN AL-AZHARI SCHOOL waxay munaasabadda Qiimaha badan uga faaโ€™iidaysanayan inay jiilka cusub ku dhiirrigeliyan cilmi, iimaan iyo akhlaaq, si ay u noqdaan carruur leh aqoon wanaagsan, qalbi wanaagsan iyo mustaqbal ifaya.
๐ŸŒน ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ

๏ทบ #ู…ุญู…ุฏ๏ทบ

ุฅู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุงุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู† ุงู„ู„ู‡ู… ุฅุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุฃุฑุญู…ู‡ ูˆุฃุฌุนู„ ู‚ุจุฑู‡ ุฑูˆุถุฉ ู…ู† ุฑูŠุงุถ ุงู„ุฌู†ุฉAllaha uraxmado Waxa magalada Beydhabo ku geeri...
18/08/2026

ุฅู†ุงู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุงุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ุงู„ู„ู‡ู… ุฅุบูุฑ ู„ู‡ ูˆุฃุฑุญู…ู‡ ูˆุฃุฌุนู„ ู‚ุจุฑู‡ ุฑูˆุถุฉ ู…ู† ุฑูŠุงุถ ุงู„ุฌู†ุฉ

Allaha uraxmado Waxa magalada Beydhabo ku geeriyoday Ustaad Mohamed Omar ooka mid ahaa Macalimiinti Machadka Al. Ma'mun.

Waxaan tacsida iyo murugada laqeybsaneynaa Ehelka,Qaraabada&Dhaman intii Ay taabatay Geerida Ustad Mohamed.

Allaha Raxmadisa Ha Ugu deeqo Ustaadka.

01/07/2026
08/06/2026

Qudbad english ah

08/06/2026

Muuqaal guud
Xalaflada sagootinta ardada fasalka f4 iyo 8aad ee Al-ma'mun Al-azhari primary and secondary Institute Mugadisho xaruntiisa

07/06/2026

Muuqaal guud oo soo koobaya
XAFLADDA SAGOOTINTA ARDAYDA FORM 4 IYO QALIBADALASHADA FASALKA 8-AAD ๐ŸŽ“
Al-ma'mun Al-azhari primary and secondary Institute Mugadisho

Gaar ahaan xarunta
๐ŸŒŸ Class of 2026 ๐ŸŒŸ

Maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka Al ma muun waxay hambalyada la wadaagayaan ustaad Mohamed Mo'alim Abdi  oo S...
21/05/2026

Maamulka, macalimiinta iyo ardeyda iskuulka Al ma muun waxay hambalyada la wadaagayaan ustaad Mohamed Mo'alim Abdi oo Soo gaba gabeeyay heerka 1aad ee jaamacada bachelor degree hambalyo ustaad cilmiga Allah kugu anfaco halkaana kasii wad

Waxaan halkaan uga hambalyeyneynaa anagoo ah bahda iskuulka Al ma muun ustaad cabdiraxmaan sayid axmed shariif oo Soo ga...
20/05/2026

Waxaan halkaan uga hambalyeyneynaa anagoo ah bahda iskuulka Al ma muun ustaad cabdiraxmaan sayid axmed shariif oo Soo gababa gabeeyay heerka 1aad ee jaamacada bachelor degree waxaan ku leedahy hambalyo ustaad waxaana kuu rajeynayaa guulo farabadan

Address

Mogadishu

Telephone

0615996969

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-ma'mun Al-azhari primary and secondary Institute Mugadisho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share