04/09/2026
๐ข ๐ข๐๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐ฆ ๐ฅ๐๐ฆ๐ ๐ ๐๐
Dugsiyada Hoose - Dhexe iyo Sare Ee Taysiir
Maamulka DUGSIYADAHOOSE, DHEXE IYO SARE EE ๐ฉ๐๐ฎ๐๐ถ๐ถ๐ฟ, wuxuu si rasmi ah ugu wargelinayaa waalidiinta, macallimiinta, ardayda iyo bulshada ku dhaqan Degmada DAARUSALAAM in dugsiga uu furmo doonno maalinta sabtiga ah ee taariikhduna ku beegantahay: ๐ฌ๐ฑ-๐ฌ๐ต-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ, waxaana si rasmi ah u bilaaban doonno sannad-dugsiyeedka cusub ee: ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ณ.
๐๏ธ ๐ง๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ธ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ: Sabti, 05-09-2026
๐ ๐๐ผ๐ผ๐ฏ๐๐ฎ ๐๐๐ด๐๐ถ๐ด๐ฎ: Degmada Daarusalaam
Sidaas darteed, dhammaan ardayda waxaa lagu wargelinayaa inay maalintaas si buuxda ugu soo diyaar garoobaan bilaabashada waxbarashada, iyagoo ilaalinaya waqtiga, anshaxa iyo nidaamka iskuulka.
Waxaan sidoo kale waalidiinta ka codsanaynaa inay gacan ka geystaan sidii carruurtoodu ugu diyaar garoobi lahaayeen sannad-dugsiyeedka cusub.
โ๐ผ๐ ๐๐ก๐๐๐ฆ ๐๐ฎ๐ค ๐๐ช๐จ๐ฉ๐๐ฆ๐๐๐ก ๐๐๐๐ฎ๐โ
Maamulka Dugsiga Taysiir
โข ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ป๐๐๐ ๐ณ๐๐ โข ๐จ๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐ โข ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐