Dhega-Adde English Tutorials

Call Directions Contact the school

Dhega-Adde English Tutorials DET252-waa page an ugu tala galay in ay ka faa`ideystan bulshada Soomaaliyed kuwooda an fursad u hel

24/10/2019

Adjective+Noun

17/10/2019

Verb "BE" expresses state of being.

10/10/2019

Words can be used in a place of a noun are called pronouns.

03/10/2019

Muddo intee la eg ayaad ku baran kartaa luqadda English-ka?
Ma tahay arday baranaayay luqadda English-ka muddo dheer walina ma ku dhibantahay inaad ugu hadasho si sax ah?

haddaba halkaan ka daawo talo iyo tusaale ku anfacaayo

13/07/2019

Guusha waa la doontaa ee iyada kuma soo doonato!
Al-Imra Branch Medina/Al-Imra Post waa hoyga luqadaha.
fadlan share dheh mhdsnd ๐Ÿ˜๐Ÿ˜๐Ÿ˜

22/04/2018

Awoowe haddii aan show qabto $20 ma ii quuri lahayd heesta maku nuuraaa k*k niyadda ii dhis.

ASC walaalayaal waxaan ka cudur daaranayaa inaan caawa idiin soo gudbin karin casharkii aad iiga barateen ee barashada l...
19/04/2018

ASC walaalayaal waxaan ka cudur daaranayaa inaan caawa idiin soo gudbin karin casharkii aad iiga barateen ee barashada luqadda English-ka sababtoo ah hooyo mcn ayaa iga xanuunsan aan isbitaal kula jiraa maalmahaan.

Kun iyo kow jeer ayaan idin ka raali gareynayaa baaqashada casharkii aad la socoteen waana idin kaga mahad celinayaa fahamkiina. Allah idiin barakeeyo.

ASC asxaabta iska diiwaan gelisay iyo kuwa doonayo inay is diiwaan geliyaan koorsada barashada luqadda English-ka gaar a...
14/04/2018

ASC asxaabta iska diiwaan gelisay iyo kuwa doonayo inay is diiwaan geliyaan koorsada barashada luqadda English-ka gaar ahaan barashada dhawaaqa luqadda waxaa la ogeysiinayaa in koorsada ay bilaabaneyso Maanta 14/04/2018 saacaduna waa 3:00 galabnimo.

F.G: Koorsadaan waxaa ay bixi doontaa maalmaha kala ah: Sabti, Isiiin, iyo Arboco iyadoo socon muddo bil ah.

Ka afaaideysi wacan.

13/04/2018

Haddii aad fahamto casharkaan waxaa xaqiiqo ah inaadan ka walwali doonin imtixaan iyo turjumid midna.

Fadlan Like saar Page-ka si aad u hesho casharka xiga.
share garee si uu uga faaideysto walaalkaaga-Mhdsnd.

10/04/2018

Fursad Wax barasho Lacag la`aan ah.

Address

Mogadishu

Telephone

+252 615 816081

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhega-Adde English Tutorials posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dhega-Adde English Tutorials:

Shortcuts

Share

Category