yaqshid School For The Deaf

yaqshid School For The Deaf education

Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/07/2026, Dr. Fatma Abdilatif Mohamud  ayaa soo booqatay Yaqshid School for the Deaf, iy...
02/07/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 02/07/2026, Dr. Fatma Abdilatif Mohamud ayaa soo booqatay Yaqshid School for the Deaf, iyadoo dhiirrigelin u sameysay ardayda iyo waalidiinta, isla markaana u qaybisay kaarar caafimaad. Aad ayaan ugu mahadcelineynaa taageeradeeda.

01/07/2026

Hambalyo 1da luulyo

Maanta  waxaa si guul leh loo qabtay tababar loogu talagalay macallimiinta, kaas oo lagu xoojiyay xirfadaha waxbaridda a...
27/06/2026

Maanta waxaa si guul leh loo qabtay tababar loogu talagalay macallimiinta, kaas oo lagu xoojiyay xirfadaha waxbaridda ardayda maqalka (deaf students) hababka casriga ah ee wax lagu fahamsiiyo ardayda, iyo kor u qaadista tayada waxbarashada. Tababarkani wuxuu ahaa fursad muhiim ah oo lagu wadaagay aqoon, waayo-aragnimo, iyo farsamooyin cusub oo waxbarasho.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan macallimiinta ka qeyb qaatay tababarka, waxaana rajeyneynaa in aqoonta la kororsaday ay wax weyn u tari doonto horumarka ardayda iyo bulshada. 📚

Mahadsanidin

25/06/2026

Happy 26june🇸🇴🇸🇴❤️

17/06/2026

Waa ardayda yaqshid school for the deaf oo maanta u idlaatay imtixaanka finalka ah

Maanta waxaa si rasmi ah ugu bilowday ardayda fasalka 8-aad Imtixaanka DowladdaWaxa idin leeyahayKu kalsoonaada dadaalki...
15/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah ugu bilowday ardayda fasalka 8-aad Imtixaanka Dowladda
Waxa idin leeyahay
Ku kalsoonaada dadaalkiinii iyo aqoontii aad soo barateen waxa idin rajeynaa guul wacan

Maanta waxaa si rasmi ah u bilaabmay imtixaanka finalka Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul wacan iyo nasiib wana...
13/06/2026

Maanta waxaa si rasmi ah u bilaabmay imtixaanka finalka Waxaan dhammaan ardayda u rajaynaynaa guul wacan iyo nasiib wanaagsan natiijooyin farxad leh idim alle🤍
Guulesta ubaxii dalkoo🇸🇴🤍

Insha Allah guul
30/05/2026

Insha Allah guul

30/05/2026

Waxbarashadu maqal iyo aragti midna ma ahaan waana qalbi faham❤️

26/05/2026

Ciid Mubaarak🌙
Ilaahay ha naga dhigo ciid farxad, caafimaad iyo barwaaqo leh. ✨🤍

Address

Wadada Jeneraal Daud
Mogadishu
MASJIDKADABAQAYNTA

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 06:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when yaqshid School For The Deaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category