Muqdishu Public Library

Muqdishu Public Library

Share

Hadda Waxaa dhawaan Diyaar noqon doona insha Allah Muqdishu Public Library (MPL).

VISION
• Mogadishu Public Library will be a vital center of knowledge for all, accessible 12 hours a day, and will be a leader in traditional and innovative library services which reflect the diverse and dynamic spirit of the people of Mogadishu. VALUES
We are committed to:
• intellectual freedom, and access to knowledge for all;
• treating everyone with dignity, respect, courtesy and compassion;

25/09/2025

Humiimadu waa in aan ilaashano Amniga Caasimadda

27/11/2021

Waxaynu u baahanahay isbedel Siyaasadeed.

21/06/2021

Doorashadda Soo socota, yaad la jeclaan lahayd in uu Dalka Hogaamiyo 2021-2025

07/05/2021

Jimcihii U dambeeyay Ramadaan, Alle weyne Acmaasha fiican ha inaga Aqbalo, Bishan bisheedana Caafimaad iyo Nabad ha inagu gaarsiiyo...Aamiiiiiin....

Embassy of the Republic of Indonesia in Nairobi, ACCREDITED TO REPUBLIC OF UGANDA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF THE CONGO, FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA, AND PERMANENT REPRESENTATIVE TO UNEP AND UN-HABITAT Kenya 08/04/2021

Ha laga faa.iidaysto. waa full Scholarship amma Minxo waxbarasho oo bilaa lacaga

Embassy of the Republic of Indonesia in Nairobi, ACCREDITED TO REPUBLIC OF UGANDA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF THE CONGO, FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA, AND PERMANENT REPRESENTATIVE TO UNEP AND UN-HABITAT Kenya Embassy of the Republic of Indonesia in Nairobi, ACCREDITED TO REPUBLIC OF UGANDA, DEMOCRATIC REPUBLIC OF THE CONGO, FEDERAL REPUBLIC OF SOMALIA, AND PERMANENT REPRESENTATIVE TO UNEP AND UN-HABITAT Kenya

KDI School of Public Policy and Management 05/04/2021

Hadda Waxaa Furan Full Scholarship in South Korea. Korean Development Institute (KDI) School of Public Policy and Management waxaaney kala yihiin
1- MSc Public Policy
2- MSc Public Management
3- MSc Development Management.

Deadlines
The online application system will open from April 1 at
9:00 and close on April 19 at 18:00 (KST

KDI School of Public Policy and Management KDI School of Public Policy and Management was established in 1997 to educate and develop the next generation of leaders in today's rapidly changing and globalizing economy. The School offers an innovative educational program focusing on policy and international issues and aims to transform mid-care...

10/03/2021

Alle ha u Naxariisto M.weynihii h**e ee Somalia Cali Mahdi

23/02/2021

MAANSADII GOOD IYO Guuleed (Adan tarabi)
• Good baan nin cunay beri
• Guursaday habeenkaa
• Gabadhii arooskii
• Gogoshii ku keliyee
• Geeri lama filaanaa
• Guryihii ku timiyoo
• Gacalkiina subaxii
• Raadkiisii buu guray.
• Isagoon god wali helin
• Meeshuna gawaan tahay
• Aan geed la cuskadaa jirin
• Buu gadaal jaleecada
• Arkay guuto raacda ah
• Guul-darayste meeluu
• Ku gabado ma haystee
• Gocashuu miciinsaday
• Inyar goortii loo jiray
• Ayuu goodkii nin u yimi
• Guuleed la odhan jiray
• Oo iska gooni socoto ah
• Wuxuu yidhi gantaalaa
• La ila gaadayaayoo
• Gurmad baa igu soo dhow
• Gudmaa la isataa badan
• In la I gowracaabaa
• Talo lagu gudoonsaday
• Go’I waa imagan gali
• Haddii aad nin goba tahay
• Garanmaayo buu yidhi
• Jilbiskaa galaasha leh
• Iyo gooh dhegeystaha
• Sidaan good ku aamino
• Goormay dad iyo bahal
• Gacan-saarka yeesheen
• Colaad sii gun dheeroo
• Guuna baa dhex taalaye
• Bini aadami goormay
• Gacal noqdeen abeesada
• Imikana waar goodoo
• Aan kuu gabagebeeyee
• Inaan goob xun lagu dhigin
• Ha I gunaanad seejine
• Ana galabta ha I dilin
• Wuxuu yidhi in gawsaha
• Waabayda gaaxsaday
• Miciyuhu ku gaadhaan
• Haka yaabin guuleed
• Mana ihi gabraartaha
• Gunta habar-dugaagee
• Xor gurguurtaan ahay
• Guuleed ismuu odhan
• Goodkuna naftaaduu
• Inuu gooyo jecelyahay
• Guuxana wuxuu ku sii yidhi
• Allahayoow guracanaa
• Isu soo galkeenani
• Wuxuu yidhi bal goodoow
• Hadaan kuu gargaar falo
• Goormaad iga hadhaysaa
• Wuxuu yidhi gooshaa dhow
• Kula gaadhi maayee
• Guutadaa ii daba mari
• Waayahaye guudoow
• Ma guntigaan ku geliyaa
• Mise garanka hoosiyo
• Gaadada dhexdoodaa
• Anaa garanayuu yidhi
• Igu qari go’aagoo
• Luquntaada sida geed
• Anaa is giringirshee keen
• Kuma diidin guuleed
• Geb ku soo dheh buu yidhi
• Goodkii ninkii qari
• Gaadihiina daba mari
• Guutadii ka nabad gali
• Markuu geeyey meel aan
• Weerar lagala gaadhayn
• Ee uu gadiidkii
• Sidey maalin galinkeed
• Goodoow soo deg buu yidhi
• Waayahaye guuleed
• Allahayoow gobsenidee
• Waligaa nag goolmoon
• Kumaad dhaafin gaajo’e
• Gartay deeqsi baad tahay
• Goobaha dagaalkana
• Nin ku geesiyaad tahay
• Goortay u daran tahay
• Nin la magan galaa tahay
• Garaad beelo daaje’a
• Guun aqoon leh baad tahay
• Geestii la eegaba
• Garbo la dugsadaad tahay
• Hadaan gabadh ku siin laa
• Isma geyo dad iyo hee
• Bahal hoose guuleed
• Ido gorad madoow iyo
• Geestayda xoolaha
• Weligay ma dhaqan geel
• Xagayaga gamaankiyo
• Geenyo lagama qoofalo
• Gebigeed wax lacagana
• Ma hayaan guryahaygu
• Mar hadaanan garanayn
• Guushii baladhnayd
• Waxaan kaga abaal gudo
• Anay ila gudboon tahay
• Sidaan adiga kuu galo
• Waayahaye guudoow
• Goor-danbaynu joognaa
• Gabood daydayuu yidhi
• Wuxuu yidhi nin godob qaba
• Geyigaba dhamaantii
• Laga goobayaan ahay
• Waxse galabta sheeko leh
• Nacasnimada guuleed
• Gadhku kaaga soo baxay
• Guuleed markaasuu
• Ka dareemay goodkii
• Inaan laga geyoonayn
• Wuxuu yidhi mar goodoow
• Gondaa kaalay hoosoo
• Garbahayga soo dhaaf
• Guuleed warlaawoow
• Gaagaabso buu yidhi
• Good cuna ku maranoo
• God dhul waayey baan ahay
• Guudkayga k**a d**o
• Ha gilgilanin buu yidhi
• Gacmaa laabo buu yidhi
• Go’a ha huwanin buu yidhi
• Markaan gano jidhkaagee
• Dhiigaaga gorarsado
• Guulyahay dheh buu yidhi
• Garaac sacabka buu yidhi
• Goortay u daran tahay
• Gaadh iga qabuu yidhi
• Inaan gamo ha moodine
• Waan kuu il-galaclayn
• Waana kuu gol leeyahay
• Guuleed naftiisuu
• Goor-baas canaantoo
• Gebi igu dun buu yidhi
• Gabal baasna ha I dhaco
• Dhib wixii I gaadhaba
• Anigaa isu geystoo
• Goblan bahasha hoosaay
• Ilayn good abaal maleh
• Genayoow bal labadaa
• Sidee baad u kale guri
• Gaariye maskii iyo
• Kala saar bal guuleed
• Good iyo hadraawoow
• Ugar-qaad ninkii sidey.

19/11/2020

Subax Wanaagsan Dhammaan Akhristayaasha sharafta leh

18/11/2020

Ololaha Doorashooyinka Dalka 2021

13/11/2020

Nala wadaag inta Saac ee aad Maalintii wax Akhrido. Ku mention garee Saaxiib Wax Akhrinta jecel

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Makka Al Mukarama Street
Mogadishu
SO