Banadir Integrated School

Banadir Integrated School this school is an educational institution designed to provide learning spaces and learning environme

TACSI IYO TIIRAANYO LEHInnaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.Bahda Banaadir Integrated School waxay si qoto dheer uga...
11/09/2026

TACSI IYO TIIRAANYO LEH
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Bahda Banaadir Integrated School waxay si qoto dheer uga tacsiyeynayaan geerida ku timid marxuum Abdi Kaafi Yaxye Colaad, oo ka tirsanaa ardayda dugsiga. gar ahan fasalka f1B. waxa uu ahay arday akhlaqbadan
Waxaan murugada iyo tiiraanyada la wadaageynaa qoyskiisa, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo dhammaan intii uu ka baxay. Alle SWT ha u naxariisto marxuumka, qabrigiisana ha u waasiciyo, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo.
Alle ha ka siiyo qoyskiisa iyo dhammaan ehelkiisa samir iyo iimaan. Aamiin.

06/09/2026
waalid masuliyad aya kasaran cunugaga, Haddi uu kumaqliwayay yaku maqlidono.masuliyadaa kasoobax. Ama carurtaada hasoodi...
04/09/2026

waalid masuliyad aya kasaran cunugaga, Haddi uu kumaqliwayay yaku maqlidono.
masuliyadaa kasoobax. Ama carurtaada hasoodirin

Maanta oo ah maalindhimo  khamiis ah taariiqduna ku  beegantahay 03/9/2026.📚✍🏻Maamulka Dugsiga Banaadir Integarated ayaa...
03/09/2026

Maanta oo ah maalindhimo khamiis ah taariiqduna ku beegantahay 03/9/2026.
📚✍🏻

Maamulka Dugsiga Banaadir Integarated ayaa soo qabanqabiyay tababar heerkiisu sareeyo oo loo qabtay macallimiinta dugsiga. tabarkaan ayaa ujeeddadiisu ahayd:

▪︎In kor loo qaado xirfadaha iyo aqoonta macallimiinta.
▪︎In la xoojiyo hababka casriga ah ee waxbaridda iyo manhaj fahamsan.
▪︎In la dhiirrigeliyo wada shaqeynta iyo isdhaafsiga khibradaha.

Intii uu socday tabarka , waxaa lagu soo bandhigay mowduucyo la xiriira:

1. Hababka waxbaridda casriga ah.
2. Sida loo daryeelo ardayda baahiyaha kala duwan leh.
3. Isticmaalka tiknoolajiyada waxbarashada.
4. Kobcinta anshaxa iyo qiimaha ardayda.

Macallimiinta ka qaybgalay waxay muujiyeen firfircooni, su’aalo iyo dood cilmiyeedyo wax ku ool ah. Ugu dambayn, siminaarku wuxuu ku soo dhammaaday gunaanad iyo talooyin muhiim ah oo lagu horumarinayo waxbarashada dugsiga, waxaana la isla qaatay in siminaarrada noocan oo kale ah mar walba la joogteeyo.

Waxaa tababarka bixinaayay khubaro ay ka mid yihiin Dr .Xuseen Axmed salaad iyo
Waliba tababare Nasro diin kobciye

integrated


“Kani waa carrab, kani waa qalbi.”“Haddii waxa korka ah (carrabka) la saxo, jirka oo dhan ayaa hagaagaya.”
16/08/2026

“Kani waa carrab, kani waa qalbi.”
“Haddii waxa korka ah (carrabka) la saxo, jirka oo dhan ayaa hagaagaya.”

15/08/2026

Hanbalyo ArdaydaBanadir integrated School oo dhamaan kuwada gudbay imtixanki qaranka 2026
Hormar ifayo ayaan idin rajaynaya

11/07/2026

11 jul 2026
4:30pm
online

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Banadir Integrated School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category