Al-Hadi institute for Islamic studies and arabic

Al-Hadi institute for Islamic studies and arabic معا من أجل ألدعو ة CIBAADO EEBE U DOONO AQOONA AL_HADI U DOONO

24/12/2025

✨ Salaan diirran dhammaan macaamiisheena sharafta leh! ✨

Ku soo dhowaada Safar Travel Agency – halka aad ka heli karto adeegyo safar oo la isku halleyn karo, degdeg ah, kuna socda hab xirfad sare leh.
Waxaan si joogto ah ugu adeegnaa: ✈️ Tigidhada diyaaradaha (Local & International)
🛂 Adeegyada Visa-ha dalal kala duwan
🏨 Hotel Reservation
🧳 Qorsheynta safarro shaqo & dalxiis
📄 La-talin iyo hagid dhammaan arrimaha safarka
👉 Shaqooyinkeenna si habsami leh ayay u socdaan, annagoo mudnaanta siinayna kalsoonida, waqtiga, iyo qanacsanaanta macaamiisha.
🤝 Soo dhaweyn gaar ah ayaan u fidineynaa dhammaan macaamiisheena cusub – ku faraxsanow inaad noqoto qayb ka mid ah Safar Travel Agency, halka safarkaagu ka bilaabmo kalsooni iyo tayo.
📞 Nala soo xiriir mar walba – Safarkaaga waa masuuliyaddeenna.+252619391124
Mahadsanidiin dhammaan macaamiisheena nagu kalsoon. 🌍✨

17/07/2025
21/03/2025

Ujeeda fasax 10danbe ee bisha ramadaan aawgeed dhammaan Ardayda macalimiinta waalidiinta waxaa lagu wargiliniyaa in laga bilaabo taariikhda 20/03/2025 schoolka fasax yahay soo laabshada waa 03/04/2025 fasax wacan leylatul qadriga allah na waafijiyo

Waxaa saakay si nabad ah noogu bilawday imtixaakii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 waxaan alle karajeyneynaa inow n...
31/10/2024

Waxaa saakay si nabad ah noogu bilawday imtixaakii dhexe ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 waxaan alle karajeyneynaa inow noogu dhameeyo si nabad ah

Waxaa soo gabagabeeyay imtixaanka anbe  macalimiinta  waalidiinta iyo dhammaan owl wadeenada MACHADKA AL-HADII ardayda w...
06/07/2024

Waxaa soo gabagabeeyay imtixaanka anbe macalimiinta waalidiinta iyo dhammaan owl wadeenada MACHADKA AL-HADII ardayda waxaan urajeynayaan natiija lagu farxo

Maanta date 27/06/2024Machadka Culuumta shareecada iyo Carabiga ee AL.HAADII waxaa si rasmi ah  ugu bilawday Imtixaankii...
27/06/2024

Maanta date 27/06/2024
Machadka Culuumta shareecada iyo Carabiga ee AL.HAADII waxaa si rasmi ah ugu bilawday Imtixaankii dande ee sanad dugsiyeedk 2023-2024 dhamaan ardayda waxaan urajeyneynaa natiijada fiican

20/06/2024

Dhamaan waalidiinta macalimiinta iyo ardayda MACHADKA CULUUMTA SHAREECADA IYO CARABIGA EE AL.HAADII
in maanta 20/06/2024 dib loofuray

Address

Suupa, Xoolaha Aa Gaarka Qadalka
Mogadishu

Telephone

+252612939898

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Hadi institute for Islamic studies and arabic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Hadi institute for Islamic studies and arabic:

Shortcuts

Share

Category