30/09/2020
πInnaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.π
πDhamaan madaxda iyo xubnaha ururka midowga ardeyda ee hilaac (HILAAC UNITED STUDENTS H.U.S) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gudoomiyaheenii h**e adan isak oo aabihiis maanta ku geeriyooday magaalada muqdisho.
Ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo.
Samir iyo iimaan allaha ka siiyo dhamaan ehel iyo asxaab annaga gadaashiis rabi nama fidneeyo ππ
18/06/2020
πInnaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.π
πDhamaan madaxda iyo xubnaha ururka midowga ardeyda ee hilaac (HILAAC UNITED STUDENTS H.U.S) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan macalinkeena cabdicasiis maxamed aadan ustd jubba oo walaalkiis maanta ku geeriyooday magaalada muqdisho.
Ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo.
Samir iyo iimaan allaha ka siiyo dhamaan ehel iyo asxaab annaga gadaashiis rabi nama fidneeyo ππ
09/02/2020
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 9 / febraayo/ 2020, waxaa garoonka weyn ee godey stadium ka furmay tar tankii kubadda cagta ee iskuulka hilaac primary and secondary school.
tartan kaan oo ay taaba gelinaayaan midowga ardeyda ee iskuulka hilaac (HILAAC UNITED STUDENTS) waxaa sanad walba ciyaara ardeyda iskuulka hilaac.
Waxaa maanta lagu furay tartanka labada koox ee kala ah IYO , waxa ayna guusha raacday kooxda HILAAC TIGERS oo ku adkaatay 5 - 2
ππππππGUUL WACAN.ππππππ
08/01/2020
Ilaahy janadii firdoowsa ha ugu deeqo.
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
03/01/2020
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Dhamaan macalimiinta iyo maamulka iskuulka hoose, dhexe iyo sarre ee hilaac waxa uu tacsi tiiranyo leh u dirayaa macalimad ahna maamul ku xigeenka iskuulka hilaac pss Aamino maxamuud cumar geeridii xanuunka badneed ee ku timid aabeheed aabe MAXAMUUD CUMAR iyo dhamaan qoyskii iyo caruurtii uu ka baxay aabe waxaan leenahay ilaahay ha u naxariisto.
Ilaahay waxaan uga baryeeynaa inuu ka dhigo marti la jecelyahay, ilaahay sualaaha kuma dhibo gurigiisana janatul firdoowsa alla haka dhigo.
INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.πππππππππππ
02/01/2020
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer gaar ahaan ustd amina maxamud cumar geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabahood
Janatul fardowsa aclaa allaha ka waraabiyo .kitaabkiisana gacanta midig allaha ka siiyo qabrigana allaha u waasiciyo ehelki , qaraabadi iyo dhamaan reer Hilaac samir iyo imaan allaha naga wada siiyo anagana gadaashiis alle nama fidneeyo amiiin amiiiπππππππππ
22/12/2019
πInnaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.π
πDhamaan madaxda iyo xubnaha ururka midowga ardeyda ee hilaac (HILAAC UNITED STUDENTS H.U.S) waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer ibraahim jeylaani gaar ahaan macalin seynab ibraahim jeylaani iyo ardeyda kala ah xaawo ibraahim, meymuun ibraahim, mahad ibraahim, fartuun ibraahim oo ay hooyadooda ku geeriyootay magaalada muqdisho.
Ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo.ππ
09/10/2019
Xaflad aad loo soo agaasimay oo loogu dabaal dagayay sanad guuradii 6aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay ururka HUS ayaa maanta ku qabanay howlka iskuulka HILAAC .xafladaas ayaa waxaa ka soo qeyb galay marti sharaf kale duwan oo ka kale socday dallada sofen , ururka Danwadaag, gudoomiyayaashi h**e ee ururka HUS iyo ardaydii h**e xilalka kale duwan uga soo qabatay mudadii uu dhisnaa ururka HUS ayagoo ka soo jeediyay qudbado aad u muhiim ah.
Xafladaan waxaa hadiyado qaaliya oo kale duwan lagu gudoonsiiyay ardayda kaalimaha ka gashay iskuulka.
MAHADNAQ. Waxaan u mahad naqeynaa ALLE subxaana watacaalaa oo nagu guuleeyay xafladii sanad guurada jawi qurux badana noogu dhameeyay.
Marka labaad waxaa u mahadnaqeynaa dhamaan intii kasoo qeyb gashay xafladeenii quruxda badneed iyo soo qabanqaabiyayaashii xaflada oo waqtigooda u huray waxaa si gaara ugu mahadnaqeynaa ustad nagu qaaliya cabdi casiis jubba oo gacan weyna oo hagar la, aaneed naga siiyay habsami usocodka xaflada .
HUS WAA HORUMARIYAHA HILAAC
19/09/2019
Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa dhamaan reer maxamed isaaq geeridii naxdinta lahayd ee ku timid aabahood maxamed isaaq
Janatul fardowsa aclaa allaha ka waraabiyo .kitaabkiisana gacanta midig allaha ka siiyo qabrigana allaha u waasiciyo ehelki , qaraabadi iyo dhamaan reer Hilaac samir iyo imaan allaha naga wada siiyo anagana gadaashiis alle nama fidneeyo amiiin amiiiπππππππππ
21/07/2019
Munaasabad gaaban oo ay xilka kula kale wareegayeen gudoomiyihii h**e HUS CUMAR AADAN ISAAQ iyo gudoomisada cusub ee AMINAZAHRA BASHIIR MOHAMED ayaa maanta lagu qabtay howlka iskuulka .Ayadoo lagu wareejiyay documentigii HUS .Allaha ku garab galo xilka.
HUS WAA HIRUMARIYAHA HILAAC.