19/09/2025
Jummah Mubarak! Family.
May Allah bless you and your families with peace, mercy, and countless blessings. Ameen.
Pan African International University (PAIU) is an institution with an impressive reputation,
Pan African International University (PAIU) is an institution with an impressive reputation, one of the leading universities in Somalia and the only national University chosen by the Federal government of Somali to host the prestigious Pan-African e-Network project which is a joint initiative of the Government of India and African Union and is funded by the Government of India at an estimated
19/09/2025
Jummah Mubarak! Family.
May Allah bless you and your families with peace, mercy, and countless blessings. Ameen.
18/09/2025
๐๐๐ฅ๐๐จ๐ฆ๐ข๐ง๐ ๐ฌ๐ญ๐ฎ๐๐๐ง๐ญ๐ฌ ๐๐๐๐ค ๐ญ๐จ ๐๐๐ฆ๐ฉ๐ฎ๐ฌ ๐๐จ๐ซ ๐ ๐ง๐๐ฐ ๐๐ก๐๐ฉ๐ญ๐๐ซ ๐จ๐ ๐ฌ๐ฎ๐๐๐๐ฌ๐ฌ. ๐
17/09/2025
๐ข Soo laabasho wacan dhammaan ardayda wax ka barata ๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐ข๐๐๐ง ๐ข๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐ฎ๐ง๐ข๐ฏ๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ!
Waxaan ku faraxsanahay in aan mar kale idinku soo dhaweyno jaamacadda, si aad ugu sii socotaan safarkiina aqooneed iyo guulihiina mustaqbalka. ๐โจ
๐ : +252 61 4623330 |
17/09/2025
๐จ ๐ต๐๐ ๐ณ๐๐๐๐๐๐๐, ๐ป๐๐ ๐บ๐๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐๐๐๐๐๐. ๐ซ๐คฉ
We are delighted to announce that the university has moved to a new, modern campus designed to provide a safe and inspiring learning environment.
๐ ๐๐๐ฐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ฌ๐:
Hodan District, Taleeh โ behind Ileys Academy (Ex carwada).
02/09/2025
Jaamacadda waxay si diirran ugu hambalyeynaysaa ๐๐ซ. ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ก๐ข๐ฆ ๐๐๐ ๐๐๐ฒ๐ oo loo magacaabay ๐๐จ๐ ๐ก๐๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐ ๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐ค๐.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu kugu anfaco, kana dhigo mid aad ku hogaamiso horumar iyo caddaalad.
{ }
26/08/2025
๐ข Admissions Open for the Academic Year 2025 โ 2026!
Waxa si rasmi ah ufarmay Admission-ka jaamacada PAIU.
Si aad oga faaiideysato scholarship-yada iyo programs-ka ay jaamacadu bixiso fadlan buuxi link-ga hoose si aad isku diiwangalisid una heshid warbixin dheeriya. ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdW0qT5ChsvvgeXnjOH6ayHmZQmFyRWd-wEjwddOKHmqZnttQ/viewform?usp=dialog
๐๐ฆ๐ ๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐ ๐ฌ๐จ๐จ๐ฑ๐๐ซ๐ข๐ข๐ซ
๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: 61 4623330
๐๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐๐๐ข๐๐: 61 4623330, 618435030, 61 4623333
Mahadsanidiin๐ค
25/08/2025
๐ Hambalyo iyo Bogaadin! ๐
Waxaan u hambalyeynaynaa dhamaan ardayda ku guuleystay Imtixaanka Qaran ee Dugsiga Sare sanad dugsiyeedka 2024โ2025.
Guushiinnu waa tallaabo weyn oo idiin horseedi doonta fursado cusub iyo mustaqbal ifaya.
Waxaan idiin rajeynaynaa inaad si hufan uga miro dhalisaan tallaabada xigta ee tacliinta. ๐
Soo dhawaada Isqorista jaamacada PAIU hadda wey furantahay!
๐ข Admission Open 2025
โ
Apply Now
๐ WhatsApp: 61 4623330
โ๏ธ Contact: 614623330 / 618435030 / 614623335
๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐! ๐ข ๐ข
Dhamman bulsha weynta Soomaliyed ee jecel barashada:
- ๐๐๐พ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐๐ต-๐ธ๐ฎ
- ๐๐๐๐ง๐ฆ-๐ธ๐ฎ
- iyo sidoo kale ๐๐ป๐ด๐น๐ถ๐๐ต ๐ณ๐ผ๐ฟ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ณ๐ถ๐ฐ ๐ฝ๐๐ฟ๐ฝ๐ผ๐๐ฒ oo short course ah.
waxa ay Jaamacadda Pan African International University kugu wargalineysa in ay furanyhiin qabashada ardayda cusub ee bisha May.
Hadaba i aad macluumad dheeriya uheshid aad oga faaiideysato ama aan kuula soo xiriirno ๐๐๐
๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐-๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐-๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ.
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSfbdYcArN9dTqQ_sv12o0rutyVoI-r3-bg_Cgt-_Cyo9x0ErA/viewform?usp=dialog
ama nagala soo xariir
Admissions office at:
614623330, 61 4623331 || 0618435030
๐พ๐๐๐๐๐จ๐๐: 61 4623330
-PAIU
13/04/2025
๐๐๐๐๐ฒ ๐ญ๐จ ๐ฎ๐ง๐ฅ๐จ๐๐ค ๐ฒ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ฎ๐ญ๐ฎ๐ซ๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐๐๐๐ ๐๐ง๐ ๐ฉ๐๐ฌ๐ฌ ๐๐ญ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐จ๐ง๐๐ข๐๐๐ง๐๐?
Then this is your chance!
Join our Special IELTS Preparation Program today, donโt miss your chance.
Register now and start building your future today!
Marabtaa in aad si fudud oo kalsooni leh ugu baasto imtixaanka ๐๐๐๐๐-ka, waxaan bilownay qabashada ardayda oo muddo kooban soconaya, hadaba ku soo biir barnaamijkeena diyaarinta IELTS oo laguu barayo si xirfadaysan, kaana caawin doonta inaad gaarto natiijada aad rabto!
Si aad uhesho warbixin dhameystiran fadlan iska diiwangali link-ga hoose๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScQ22JEriraIOiz1zr5DzXXWmo9pCXz3jC693k2OKW8fF2aXg/viewform?usp=header
ama nagala soo xiriir numberada hoos kuxusan. ๐
WhatsApp/Call:
+252 61 4623330
+252-618435030
29/03/2025
Eid Mubarak Dhammaan umada Muslimiinta ah Si Guud,Si Gaar ah ayaan ugu Hambalyaynaynaa Munaasabada Ciidul-fidriga Bahda jaamacada Caalamiga ah ee PAN AFRICAN.
Waxa aan Allah Ka Rajaynaynaa inuu naga aqbalo Cibaadada Soonkii Bisha Ramadaan ee aan Soo Gudanay.
ุฃุฏุงู
ุงููู ุนูููู
ุงูุฃุนูุงุฏ ุฏููุฑุงูุ ูุฃูุจุณูู
ู
ู ุชููุงู ููุฑุงู.
ุนูุฏูู
ู
ุจุงุฑู. .
Maamulka iyo Howlwadeenada Jaamacada Caalamiga ah ee Pan African waxa ay ugu Hambalyaynayaan Dhammaan Bulshada Muslimiinta ah Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan. Waxa aan Allah waydiisanaynaa in uu na waafajiyo in aan ka faaโiidaysano bishan Barakaysan. Ramadan Muabarak Dhammaan Bahda PAIU.