Aqoon Kaabe

Aqoon Kaabe

Share

Aqoon Kaabe waa Hoyga barashada iyo horumarinta xirfadaha bulsheed ee qof walba uu ku baran karo meel walbo oo uu joogo

STH Academy is a Home of learning and developing social skills that anyone can study online at any time.

02/03/2025

πŸ“’ AQOON KAABE – WAXBARASHO IYO HORUMAR πŸ“š

Ku soo dhawoow Aqoon Kaabe! πŸŽ“ Halkan waxaad ka heli doontaa fursado waxbarasho oo tayo sare leh, taageero dhameystiran, iyo hagid lagu gaaro guushaada.

βœ… Website: www.aqoon.kaabe.co
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“± WhatsApp: +252636723856

Noqo qofka waxbarashadu wax ka badasho! πŸŽ―πŸ“–

02/03/2025

πŸŒ™ RAMADAAN KARIIM πŸ•Œ

Bismillaah…Waa bil barakeysan, bil kheyr, bil cibaado.
Ramadaan Kariim dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.

Bishan Ramadaan waa fursad weyn oo aan ku nadiifin karno nafteena iyo qalbiyadeena, cibaadada kor ugu qaadno, ducada badino, jirkana soonka la barno. Waa waqti is-dambi dhaaf, naxariis iyo midnimo.

Xusuusnow:
βœ… Soonku waa ilaalinta qalbiga, carrabka iyo camalka.
βœ… Duco badan samee, Ilaahay ha inoo aqbalo.
βœ… Walaalahaaga la qaybsada kheyrka iyo farxadda.
βœ… Caawinta kuwa baahan** waa sadaqo aad u weyn.

Aqoon Kaabe waxay idiin rajaynaysaa Ramadaan kheyr badan, barako iyo nabadgalyo.

🟒 Ramadaan Kariim
🌐 www.aqoon.kaabe.co

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00