Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia

Shire Jama Ahmed Primary  School Abudwak Somalia school page

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:-Tartan aqooneedka Kedis ee dugsiga hoose/dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary  School Abudwak Somalia ayaa shalay o...
15/05/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:-
Tartan aqooneedka Kedis ee dugsiga hoose/dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia ayaa shalay oo khamiis ah 14 May 2026 waxaa uu dhexmaray fasalada kala ah 8E yo 8B
Waxaana ugu danbayn guushu raacday fasalka
8B oo u gudbay Finalka.
Hambalyp 8B

25/04/2026

Goos gooska su'aalaha tartaranka kedis.
Fasalada 8B iyo 8C

8B, 29 dhibcood
8C, 23 dhibcood

Hambalyo 8B

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:-Tartan aqooneedka  Kedis ee dugsiga hoose/dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary  School Abudwak Somalia Maanta oo kh...
23/04/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:-
Tartan aqooneedka Kedis ee dugsiga hoose/dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia
Maanta oo khamiis ah 23 April 2026 waxaa uu dhexmaray fasalada kala ah 8C iyo 8B
Waxaana ugu danbayn guushu raacday fasalka 8B oo helay 29 dhibcood halka 8C ay heleen 23 dhibcood.

Hambalyp 8B

22/04/2026

Kulan Duco ah oo lagu qabtay Dugsiga Sare ee Shire Jaamac Axmed ayaa loogu duceeyay Allaha ha u naxariistee Caalimkii Soomaaliyeed ee ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐——๐—ฎ๐—ฎโ€™๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ถ ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ oo ku geeriyooday Caabudwaaq.
Ilaahay ha u naxariisto, Jannadii Firdowsa ha ka waraabiyo. Aamiin
๐Ÿ“ท Abdirahman Somali

21/04/2026

โ€”โ€”โ€”๐“๐€๐‚๐’๐ˆ ๐“๐ˆ๐ˆ๐‘๐€๐€๐๐˜๐Ž ๐‹๐„๐‡โ€”โ€”โ€”

ุฅู†ู‘ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ู ุฑูŽุงุฌุนููˆู†

Dhammaan bahda Dugsiga Shire Jaamac Axmed, maamulka, macallimiinta, waalidiinta iyo ardaydu waxay tacsi murugo leh u dirayaan ehelka, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay caawa Allaha u naxariistee ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐ƒ๐šโ€™๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ oo caawa ku geeriyooday degmada Caabudwaaq.

๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐ƒ๐šโ€™๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ข ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ wuxuu ahaa caalim weyn oo noloshiisa u huray fidinta diinta Islaamka, baridda cilmiga, hanuuninta bulshada iyo tarbiyeynta jiilal badan.

Sheeku wuxuu soo saaray culimo badan oo maanta wali bulshada ugu adeegaya cilmi, dacwo iyo toosin, wuxuuna reebay dhaxal aqooneed iyo raad suuban oo sii jiri doona inta Alle idmo.

Geerida culimadu ma aha murugada qoys keliya, ee waa tiiraanyo taabanaysa quluubta ummad dhan, waayo waxaa baxaya iftiin bulshada u ifayay iyo cod xaqa ku taagnaa.

Waxaan si gaar ah tacsi iyo samir ugu diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday sheekha oo ay kamid tahay macallimad ๐‘๐š๐—ต๐ฆ๐จ ๐’๐ก,๐ƒ๐š๐šโ€™๐ฎ๐ฎ๐ ๐‡๐ข๐ซ๐ฌ๐ข oo ah bare ka tirsan barayaasha dugsiga, waxaana Alle uga baryeynaa inuu quluubtooda dejiyo, samir iyo iimaan ka siiyo murugada culus ee ku timid.

Sidoo kale waxaan Alle uga baryeynaa inuu sheekha u naxariisto, qabrigiisana u waasiciyo, camalkiisii suubanaa miisaanka xasanaadka ugu daro, Janatul Firdowsana hoy uga dhigo.

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Shire Jama Ahmed Primary  School Abudwak Somalia Maanta oo ah...
26/03/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:
Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia

Maanta oo ah Khamiis, 26-ka Maarso 2026, tartanka waxa uu dhexmaray fasallada kala ah 5E iyo 4A. Waxaana tartanka ku guuleystay fasalka 5E

Hambalyo!

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary  School Abudwak Somalia waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Musl...
19/03/2026

Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia waxa uu hambalyo u dirayaa dhammaan ummadda Muslimka ah munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga awgeed.

Waxaan Ilaahay ka baryaynaa inuu naga aqbalo camalkii wanaagsanaa ee aan soo gudannay intii lagu gudajiray bisha Ramadaan, isla markaana uu nagu gaarsiiyo Ramadaanta kale khayr, nabad iyo barwaaqo.

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary  School Abudw...
12/03/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:
Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia

Maanta oo ah Khamiis, 12-ka Maarso 2026, tartanka waxa uu dhexmaray fasallada kala ah 8B, 6B iyo 5C.

Fasaladan ayaa tartamaya khamiistoodu labaad oo xiriir ah waxaana tartanka ku guuleystay fasalka 8B

Hambalyo!

ARDAYNIMOSawirka maku jirtaa
12/03/2026

ARDAYNIMO

Sawirka maku jirtaa

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary  School Abudw...
05/03/2026

๐’๐€๐–๐ˆ๐‘๐Ž:
Tartan aqooneedka Kedis oo si isbuucle ah uga socda Dugsiga Hoose/Dhexe ee Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia

Maanta oo ah Khamiis, 5-ta Maarso 2026, tartanka waxa uu dhexmaray fasallada kala ah 8B, 6B iyo 5C.

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:29 - 12:30
Tuesday 07:29 - 12:30
Wednesday 07:29 - 12:30
Saturday 07:29 - 12:30
Sunday 07:29 - 12:30

Telephone

+252615835264

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Shire Jama Ahmed Primary School Abudwak Somalia:

Shortcuts

Share

Category