20/04/2026
Tarkanka Kubadda Cagta ee Fasalada Dugsiga Hayaan Secondary School ayaa si hamsami leh u bilowday.
Jirfayow/Maskaxfayow
Hoyga tayada waxbarashada iyo Barbaarinta.
رحلة نحو التعليم
20/04/2026
Tarkanka Kubadda Cagta ee Fasalada Dugsiga Hayaan Secondary School ayaa si hamsami leh u bilowday.
Jirfayow/Maskaxfayow
22/03/2026
Maamulka Dugsiga Hayaan Secondary School wuxuu ku Wargelinayaa dhammaan Macalimiinta , Waalidiinta, ardeyda iyo Holwwadeenada kale in Waxbaarshada Dugsiga Hayaan dib loo furi doonaa ISNIIN 23/03/2026
hadii rabi idmo.
=Mahadsanidiid=
19/03/2026
CIID WANAAGSAN.
كل عام وانتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال.
Waxaan hambalyo udireynaa Ummadda Soomaaliyeed iyo Guud ahaan muslimiinta caalamka munaasabadda Ciidul Fidriga.
Allaha inaga Aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aan gudanay bisha barakaysan ee Ramadaan.
11/03/2026
Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Bisha Ramadaan.
Abaalmarinta Ardayda.
Hayaan Secondary School Habka kala h**eynta Kaalinta 1aad ilaa 5aad.
09/03/2026
Tartanka Qur'aanka Kariimka ee Bisha Ramadaan.
Kaalmaha Ardayda Xarunta Bakaaro Hayaan Secondary School. Habka kala h**eynta Kaalinta 1aad ilaa 5aad.
Tartanka Quraanka Kariimka ee bisha Ramadaan.
Kaalmaha Ardayda
Xarunta Bakaaro Hayaan Secondary School
أفضل ما في رمضان الكريم هو صيام نهاره وقيام ليله إيمانًا واحتسابًا، وتلاوة القرآن الكريم، والصدقة، والإكثار من الدعاء، وتحري ليلة القدر.
07/03/2026
Maamulka , macallimiinta iyo Howlwadeenada kale ee Dugsiga,Hayaan Secondary School, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mascuud Abdulahi Mohamed oo soo gabangabeeyey Waxbarashadiisa heerka Koowaad ee Jaamacada
Guushan waa mid taariikhi ah oo astaan u ah dadaalka, adkaysiga iyo hal-abuurka ow ku soo ababay waxbarashadiisii
asaasiga ee dugsiga sare HAYAAN.
Tartanka Quraanka Kariimka ee bisha Ramadaan.
Xarunta Bakaaro Hayaan Secondary School
Tartan oo Guuleyso.
28/02/2026
Tartanka Quraanka Kariimka ee bisha Ramadaan.
Xarunta Bakaaro Hayaan Secondary School
Tartan oo Guuleyso.
فضائِلُ صِيامِ شَهرِ رَمَضانَ
𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗹𝗶 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻
Hayaan Secondary School
أركان الصيام وشروط وجوبه وصحته
𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗔𝗹𝗶 𝗢𝘀𝗺𝗮𝗻
Hayaan Secondary School
| Monday | 07:30 - 17:00 |
| Tuesday | 07:30 - 17:00 |
| Wednesday | 07:30 - 17:00 |
| Thursday | 07:30 - 12:00 |
| Friday | 07:30 - 12:00 |
| Saturday | 07:30 - 17:00 |
| Sunday | 07:30 - 17:00 |