Somali Educational Youth Orientate SEYO

Somali Educational Youth Orientate SEYO

Share

somali educational youth orientate seyo
is an organization that develope education of our country

24/08/2025

Hambalyo Caaisha Aadan Ugaas Xirsi oo gashay kaalinta 1aad ee Imtixaanka Qaranka Sannad Dugsiyeedka 2024/25.

Caaisha waxey dhiganeysay Dugsiga SOS ee Gobolka Banaadir waxa ayna heshay cel celis ahaan 91.99%

Photos from Somali Educational Youth Orientate SEYO's post 12/09/2024

CAJIIB:-Sanadkaan Xarunta Shiikh Bukhaari ee Daarul-Musdafa waxaa lagu diyaariyay 1,005 Neef oo Geel ah oo lagu xusayo dhalashada Nabigeyna Muxammad "SCW" ee bisha Mowliid.

Sanadkii h**e xaruntaan waxaa lagu soo bandhigay Geel tiradiisu gareyso 707 Neef, waxaana sanadba sanadka ka danbeeyo kor u sii kaco tirada Geela looga qeyb qaato xuska Mowliidka Nabiga oo ah cibaado ay na fareyso diinteyna islaamka.

04/09/2024

Mowliid wanaagsan.
Bilashada Bisha Mowliid

Mowliid wanaagsan oo baraka iyo kheyr leh, bishaan waxay noo tahay xusuus iyo farxad aan aan la qiyaasi karin.Ilaahay ha inoo fududeeyo inaynu si wadajir ah ugu dabaaldegno oo aan u raacno dariiqa Suubanaha Scw"

"Xuska bisha Mowliidka wuxuu noo yahay xasuusin joogto ah oo ku saabsan jacaylka iyo ixtiraamka Nabiga (NNKH). Waxaan idinla jecelnahy in bishaani noo noqoto bil barako iyo farxad leh oo dhammaanteen aynu ku baraarugno wanaaggii Nabigeyna (NNKH)

sidoo kale waa bil ay muhiim tahay in aan ka sheekeyno oo aan baranno siirada Rasuulkeena CSW"

27/08/2024

Hambalyo
kaalinta 1'aad waxaa galay ๐™๐š๐ค๐š๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐ข๐ฌ๐ฆ๐š๐š๐ง, oo ka socday ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ง๐š๐š๐๐ข๐ซ, Dugsiga ๐€๐ฅ-๐ฆ๐š๐ซ๐ฐ๐š๐ณ๐ข ๐ƒ๐ž๐ฒ๐ง๐ข๐ข๐ฅ๐ž.w

09/08/2024

ee SIMAD University

Guddiga Maamulka Sare ee Jaamacadda SIMAD ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Abdikarim Mohaidin Ahmed in uu noqdo Guddoomiyaha 4-aad ee Jaamacadda SIMAD.
Hambalyo!

Photos from Somali Educational Youth Orientate SEYO's post 20/07/2024

MUQDISHO OO SAGOOTISAY IFTIINKII U DAARNAA.

Dadweeyne ka badan boqol kun oo ruux ayaa maanta Muqdisho ku xaadiray janaasada sheekheennii weeynaa .

Sidoo kale gobollo badan oo dalka ah iyo meela badan oo kamida dunida ayaa Janaaso qaa'ib ah Sheekha looga soo dukaday.

Dhamaan culumada waaweeyn ee islaamka iyo masuuliyiinta dowladaha muslimiinta ayaa iyaguna tacsi ka diray geerida sheekha waxay ku tilmaameen caalim kaalinta ugu weeyn ka qaatay faafinta diinteenna.

20/07/2024

Culimada Dalka Ciraaq oo dhambaal tacsiyo ah usoo direy Ehelk, Xirta Axbaabta iyo Dhammaan Umadda
Soomaaliyeed Geeridii ku timid Calimkii waynaa
Allaha unaxariistee .
oo manta lagu Aasay magaalada muqdisho
ilaahey ha u naxariisto sheikh Osmaan Sheikh Da'ud culusow sheikh Cubayd Sheikh Cusmaan xidig.

19/07/2024

ุฅูู†ูŽู‘ุง ู„ูู„ู‘ู‡ู ูˆูŽุฅูู†ูŽู‘ู€ุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนูˆู†
Alle ha unaxariisto Calimkii weynaa Sheikh Cisman Sheikh Cumar Sheikh Da'ud Culusow( SHIIKH CISMAN XIDIG).

Wuxuu ahaa Caalim weyn Somali badan cilmiga baray Kutubo badan qoray Alle ha janeeyo Shiikha.

15/07/2024

ุฃู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุงู†ุง ุงู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ูƒูู„ูู‘ ู†ูŽูู’ุณู ุฐูŽุขุฆูู‚ูŽุฉู ุงู„ู’ู…ูŽูˆู’ุช
Geeri Naxdin leh
ALLAHA Unaxariisto walaalkeen.

Oo ku Geeryooday. Dagmada Garasbaaleey
xaafada global

Samir iyo imaan ALLAH nagasiiyo.
Waxaan utacsiyeeynayaa, dhammaan Ehel qaraabo
Iyo Reer

14/06/2024

War-saxaafadeed.

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxaa sharaf wayn u ah in ay markasta ka dulqaaddo muwaadiniinta culeyska dhaqaale ee uga yimaado adeegga Wasaaradda Waxbarashada ay bixiso. Sida aad la socotaan sannadkii 2022kii waxa ay Wasaaraddu Waxbarashada joojisay lacagtii shahaadada Dugsiga Sare laga qaadi jirtay, sidoo kale laga billaabo sannadkii 2023 waxa ay Wasaaradda Waxbarashada joojisay qarashkii ardayda looga qaadi jiray kaarka gelidda imtaxaanka dugsiga sare. Waxa kaliya oo la qaado waa dakhli ay leedahay Wasaaradda Maaliyadda, kaas oo ah shan Dollar ($5) oo shahaadada dugsiga sare ah iyo labaatan Dollar ($20) oo ah tasdiiqa shahaadada jaamacadeed, lacagtaas oo siday u dhantahay si toos ugu dhacda Khasnadda Midaysan ee Wasaaradda Maaliyaddu Maamusho.

Wasaaradda Waxbarashada waxa ay ku wargalinaysaa bulshada Soomaaliyeed in aysan jirin shirkad gaar loo leeyahay oo ay heshiis lacag qabasho kula jirto. Wasaaradda Maaliyadda waxa ay xafiis lacag qabasho ku dhex leedahay xarumaha adeegga tasdiiqinta ay ka bixiso Wasaaradda Waxbarashada, mana jiro wax isbeddel ah oo ku yimid lacagaha aan kor ku xusnay.

Wasaaradda waxbarashada oo ah goob ka caaggan musuqmaasuqa iyo wax isdaba mariska, waxay u ballan qaadaysaa bulshada Soomaaliyeed adeeg hufan, waxa ayna sharciga la tiigsanaysaa ciddii ku xadgudubta adeegyada wasaaradda waxbarashada
ay dadweynaha u qabato.

DHAMMAAD
Waxii faahfaahin dheeraad ah kala soo xiriir:
Xafiiska warfaafinta iyo xiriirka guud
Wasaaradda Waxbarashada.
[email protected]

07/06/2024

Fadliga Soonka 10ka Maalin Ee ugu Horeyso Bisha Dul Xaj Ama Carafo Ee Caawa Koow-da Ah Waxaa Ka Mid Ah::-

08 Bisha 6/ 2024 sabti Habeenka Kowaad Ee Carafo..

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxu Yiri::Qofkii 10 Maalin Soomo Alle Wuxuu Ku Karaameeyaa 10 Shay-

1-Cimriga Ayaa Loo Barakeeyaa.
2-Xoolaha Ayaa Ayaa Loo Badiyaa.
3-Xanuunka Geerida Ayaa u Fudeed u Noqdo.
4-Mugdiga Qabriga Ayaa Iftiin loogu Badelaa.
5-Caruurta Ayaa Loo Ilaaliyaa.
6-Miisaankiisa Qiyaamo Ayaa Cuslaado.
7-Dambigiisa Ayaa La Dhaafa.
8-Ajarkiisa Ayaa Siyaado.
9-Jaran Jarooyinka Sare Ayaa La Saara.
10-Afooyinka Ayaa Laga Badbaadiyaa.

Nabiga Salallaahu Caleyhi Wasalam Wuxuu Jeclaa 10 Maalin Inuu Kaga Faa'idaysto Howlaha Wanaagsan Asxaabtiisa Wuxuu Fari Jiray Inay Wanaaga Badsadaan Maalmahan.

Maalmahan 10-Ka Ah Waxaa Ku Dhaaftey Alle Weyn Suratul Fajri Aayaddaha ugu Horeeyo, Waana Maalmo Kheir Badan..bir haleska dhigo ciyaalka xafada

09/04/2024

ู‡ู„ ุงู„ุฏุนุงุก ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ุนูŠุฏ ู…ุณุชุฌุงุจุŸ

ุซุจุช ุฃู† ุงู„ุฏุนุงุก ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ุนูŠุฏ ู…ุณุชุฌุงุจ ุดุฃู† ุฎู…ุณ ู„ูŠุงู„ู ู…ู† ุงู„ุณู†ุฉ ุงู„ู‡ุฌุฑูŠุฉุŒ

ุญูŠุซ ุฌุงุก ุนู† ุฃุจูŠ ุฃู…ุงู…ุฉ ุจู† ุณู‡ู„ ุจู† ุญูู†ูŽูŠู’ูู ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‚ุงู„: ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‘ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุขู„ู‡ ูˆุณู„ู‘ู…: ยซุฎูŽู…ู’ุณู ู„ูŽูŠูŽุงู„ู ู„ูŽุง ุชูุฑูŽุฏู‘ู ูููŠู‡ูู†ู‘ูŽ ุงู„ุฏู‘ูŽุนู’ูˆูŽุฉู: ุฃูŽูˆู‘ูŽู„ู ู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู ู…ูู†ู’ ุฑูŽุฌูŽุจูุŒ ูˆูŽู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู ุงู„ู†ู‘ูุตู’ูู ู…ูู†ู’ ุดูŽุนู’ุจูŽุงู†ูŽุŒ ูˆูŽู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู ุงู„ู’ุฌูู…ูุนูŽุฉูุŒ ูˆูŽู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู
ุงู„ู’ููุทู’ุฑูุŒ ูˆูŽู„ูŽูŠู’ู„ูŽุฉู ุงู„ู†ู‘ูŽุญู’ุฑูยป
Allow ducooyinkeena noo Aqbal

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Haji Gabow Dharkeynley
Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59