Allahu akbar.☝
Yaa Allah noo danbi dhaaaf 。 [Aaaaameen ] 。
Asc sisters and brothers / In the name of Allah, Most Gracious, Most Merciful. ♥ الله ♥. (O Allah! You are my Lord! None has the right to be worshipped but You.
https://twitter.com/ Alloow noo Danbi dhaaf adaaa Rahmaan eh 。 [Aaaaameen ] 。 。 Please suggest this page to all your friends thanks guys ♥ You created me and I am Your slave, and I am faithful to my covenant and my promise as much as I can. I seek refuge with You from all the evil I have done. I LOVE, LIFE is a place to share what you love about life... and remind us all of ways to enjoy life a
وَاللَّـهُ يُحِبُّ الْمُحْسِنِينَ
Eebana wuxuu Jecelyahay Samo Falayaasha
15/06/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
I pray to Allah {S.W.T} to bless him and all of us brothers and sisters in this world and the next Amin. Ya Allah help us be the best of Muslimeen this ramadan. Guide us on the straight path, grant us Jannah and save us from Jahannam , Subhana'Allah Allah amiin.
https://www.youtube.com/watch?v=rhkjsqyGjuo
Sallaama.
2014 - Ramadan Around the Corner - M***i Menk Ramadan is about a month away. How we can excel in Ramadan and reap the benefits of this blessed time? Here is a beautiful lecture by M***i Menk
26/05/2014
Rabiyoow saa abuurkeeyna u qurxisay u qurxi akhlaaqdeyna, .
Alhamdulilaaah Its Jumah - its a good day to make dua for those things in life you really want or need.
10/05/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
Nebigu wuxuu xanuunsanayey 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman doono ayaa xanuunkiisii cuslaaday. Sayid-Bilaal ayaa aadamay aadaankii salaadda subax wuxuu istaagay albaabka guriga Nebiga, wuxuuna yidhi: (Assalamu caleyka yaa rasuululaahi) Faaduma ayaa tiri: 'Rasuulkii Illahey nafsadiisa ayuu ku mashquulsan yahay, markii salaaddii cadaatay ayaa Sayid-Bilaal soo laabtay, wuuna salaamay rasuulka sidii h**e oo kale, dhawaaqii Bilaal waxaa maqlay rasuulka wuxuuna yidhi: 'soo gal Bilaal', waana soo galay Bilaal isagoo ooyaya Rasuulkuna (SCW) wuxuu yidhi Bilaalow xanuunkii ayaa igu cuslaatay ee ha tujiyo salaadda dadka Abuubakar Sadiiq. Bilaal waa baxay isagoo madaxa gacmaha saaranaya, odhanaya musiibo ayaa noo timid iyo ereyo kale oo la mid ah.
Masjidkii ay uu galay, wuxuuna Abuubakar ku yidhi 'Nebigu wuxuu ku amrayaa inaad salaadda tujiso' Abuubakar markii uu arkay mixraabkii uu Nebigu (NNKH) istaagi jiray oo faaruq ah wuu hanan waayay nafsaddiisa waana la miir daboolay waana qeyliyay, muslimiintii oo dhanna wey qeyliyeen, qeyladii ayuu maqlay Nebigu (NNKH) wuxuuna weydiiyay gabadhiisa Faadumo wuxuuna yidhi ' Faadumoy waa maxay hugunka iyo sawaxanka yeedhaya?' waxay tidhi Faadumo 'Muslimiintii ayaa qeylinaya markey ku waayeen'.
Rasuulku wuxuu u yeedhay Sayid Cali iyo Fadal Bin Cabaas, weyna garba galeen waxeyna geeyeen masajidkii salaaddii ayuuna ka bixiyay asxaabtii, salaaddii kaddib ayuu rasuulku (NNKH) la dardaarmay asxaabtii wuxuuna yidhi:-
'Waxaan idiin dardaarmayaa oo aan idiinku sagootinayaa cabsida Illahay iyo inaad adeecdaan oo aad amarkiisa qaadataan anigu waan faaruqayaa (ka tagayaa) adduunyada, maantana waa maalintii iigu dambaysay adduunyada iiguna horreeysay iyo Usaama bin Zayd, waana la kafanay, waana lagu tukaday, waxaana lagu aasay gurigiisii ee qolka Caa'isha (RC,) habeen arbaco ah ayaana la aasay Suubanaha (NNKH.) fadlan: UDIR.(gaadhsii) walaalahaaga muslimiinta ah: adigana ajir & xanaad allaah kaa siiyo,aamiin aamiin amiin .
Allow innaga yeel kuwii Rasuulka {SCW}u shafeeco qaado maalita qiyamaha aamin Yaa Rabbi.
25/04/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
Its jummah AlhamdulilahHave a blessed Jummah and nice weekend ahead family and friends In shaa' Allah Let’s remember to read Surah Kahf send blessings on our Prophet
SURAH AL KAHF (full) recited by Abdulrahman Al Sudais Bismi Llahi Rrahmani Rraheim IN THE NAME OF ALLAH MOST GRACIOUS MOST MERCIFUL. Asalaam Alaykoum Wa RahmatouLlah Wa Barakatouh All praise is due to the Lord o...
22/04/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
When the Prophet (salAllahu alayhi wasalam) sighted the moon of Rajab (two months before Ramadan) he used to pray to Allah in the following words:
َ
ﺍﻟﻠّ ُﻬﻢﱠ َﺑﺎ ِﺭ ْﻙ َﻟَﻨﺎ ِﻓﻰ َﺭ َﺟ َﺐ ﻭ ََﺷ ْﻌَﺒﺎ َﻥ ﻭَﺑَﱢﻠ ْﻐَﻨﺎ َﺭ َﻣ َﻀﺎﻥ
Allahumma barik lana fi Rajab wa Sha'ban wa ballighna Ramadan.
O Allah! Make the months of Rajab and Sha'ban blessed for us, and let us reach the month of Ramadan (i.e. prolong our life up to Ramadan, so that we may benefit
from its merits and blessings)
- [Narrated by at-Tabarani and Ahmad] .
Salaama.
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
The Prophet (pbuh) was romantic with his wives and called them with the most beautiful of names. One of the names given to Ayesha (ra) was Aisha, al-Humayra – The Rosy Cheeked one.
22/04/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
Subhan'Allah, prayer is indeed powerful & an amazing way to erase our sins. ♡الحمد لله♡ .
Salaama.
20/04/2014
✿ Assalaam A'laikum Wa Rahmatu Allah Wa Barakaatuh sisters and brothers ✿
Wuxuu ka hadlayaa our bro Hamza Andreas Tzortzis ; nolosha aan ku noolnahay iyo faa'idada ay leedahay iyo weliba siddaan ugu dhaqanno adduunka ! May Allah bless with bro highest levels of Jannah. He speaks from the heart Mashaa'Allah .
Allah Akbar! one of the brother's best speeches !
Bariila, salaama :)
Tell Me About God - Hamza Tzortzis http://www.iera.org/general/tell-me-about-god - In this lecture at King's College London, Hamza Andreas Tzortzis addresses three main topics. The first is an...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Address
Mogadishu